Imaraadku madaxda Somaaliya Faruu kahaya! Fahad Yasin & Sirta Qarson

Imaraadku madaxda Somaaliya Faruu kahaya! Fahad Yasin & Sirta Qarson

Daljire News

8 часов назад

17,897 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 - 05.03.2025 11:18

Mr galad soo adigii farmaajo iyo fahad yaasiin kulahaa waa qashin waa madax xun

Ответить
@xasan127
@xasan127 - 05.03.2025 10:43

Jamac galad mantay aflagado ramadanka xalashatay ma miraagii sunta ahaa baad cuntay war dadka aad simayso ma sina isku xishoow

Ответить
@MayowAweys
@MayowAweys - 05.03.2025 10:37

Warmadadaahadhiihiin tuugadasomaliyeed weeyee

Ответить
@FartunK
@FartunK - 05.03.2025 10:36

imaraad farmaajo wuu ceeriyay markii uu qabsaday dalka madaxweyne wax badan fahansan buu ahaa

Ответить
@ZaraAbdi-f5v
@ZaraAbdi-f5v - 05.03.2025 10:32

Jamac galad beentii fahad yaasiin ayuu aamini.

Ответить
@ZaraAbdi-f5v
@ZaraAbdi-f5v - 05.03.2025 10:29

Waa khaain fahad yaasiin muu ka hadli Ethiopia iyo dhibaatadeeda.

Ответить
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c - 05.03.2025 10:17

CARADA IGA KIIN HAYSA RAGA SOOMAA LIYEEDOOW WAA MID AAD U DARAN RUNTII EE Fahadoow adba Qadar baa Fara kaa haysa oo sida la sheego Ciqaamadooda aad haysato XASAN IYO IMAARAAD KA MA SIINAYO TAAGEERO EE KULIGIIN MADAX DIINA CARABTAAS XUN XUN BAAD UKALA. NIIKISAAN ((QADAR IYO IMAARAAD WAA ISMA DHAANTO IYO DHASHOOD SOOMAALINA MAKALA JECLA LAAKIIN WAA KALA SHAR YAR YIHIIN EE (( RAG KUSHEEG YAHOOW SOOMAALIYEED KULI NAG MA LIHIDIN EE DANKIINA U TASHADA OO DALKIINA SIDA U DHAAMA OO ISKU XISHOODA ((

Ответить
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c - 05.03.2025 10:10

Fahadoow Adigaba Qadar baa laguugu xantaa Qadar waa Dalka nagu gefay oo nagu been abuurtay oo intuu Sanam dhalo geshay nagu sheegay Adoomo Ay adoon san jireen

Ответить
@siciidocabdi-fm9qh
@siciidocabdi-fm9qh - 05.03.2025 09:56

Tuug calool weyn beenaale ah adba qatar baad u shaqeysaa oo aad lacagta ka guran jirtay dadkana habeenkii qowrici jirtay ilaah baana ku og fadkuna ku og

Ответить
@hawaabdullahi9371
@hawaabdullahi9371 - 05.03.2025 09:55

Isna qadar baa fara ka haysa😂😂

Ответить
@Abdullahi-y5r
@Abdullahi-y5r - 05.03.2025 09:27

Madax haku sheegin taagada wada jawaasiista ah somalida shacabka hau midobaan iska saara mafiyada

Ответить
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 - 05.03.2025 09:12

Madaxda Soomaalida kulligood waa col lkn ninka ayaga u taliya ee James Swan way uwada rukuucaan

Ответить
@Shuceebwarsamejamac
@Shuceebwarsamejamac - 05.03.2025 09:01

Imarad umdy islmak ay alle haka qabatoy amin

Ответить
@JamalIsse
@JamalIsse - 05.03.2025 08:58

Bal waxaad wax ka dhagerysaneryso inta ilashery umad badiysy iyo waxaad ku hadleryso in aad xoolo tahay ayaad cad

Ответить
@munaahmed372
@munaahmed372 - 05.03.2025 08:33

Adiga Fahadoow adiga Qadar faro ma kaa haysaa qaabkaaguna ma fiicna

Ответить
@M.Duran71
@M.Duran71 - 05.03.2025 08:27

Futo weyne asagay Qarar faro ka haysaa nacalatullah 😅😅😅😢😢😂

Ответить
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 - 05.03.2025 08:24

Jooji jooji. Emarates puntuland intuu ugaysanayaa ka badan. Ciidamadeenuu sawiraa wuu ugudbiyaa. Calooshoda ushaqaysta yaashana hub iyo saanad halis ah. Ayuu u gudbiyaa. Mihiimaduna waa in Ciidankeena lalaayo. Si Somalia rageedu u dhamaado. Intii kalena. Gurguurte ayaa dhameeyey. Intii kalana waatey ku dhamaadeen. Dagaalkiii iyo duulaankii. Laysku riiqmay ee SSC. Khaatumo. Soomaalia Rageeda loosoo jeestey allaakareem

Ответить
@AboudiM
@AboudiM - 05.03.2025 08:21

Fahad waa fashilmya ikraan xagee joogtaa waa ina xabsiga laga tuuryo

Ответить
@Emi92546
@Emi92546 - 05.03.2025 07:53

madaxda emaradka wax ka hayaan ha iska fadhisataan yeyna mardanbe Isa soo sharaxin dhalin yaro aan baahi heynin rabaan dalka in ay ka saraan emaraat iyo kuli ajaanib beeraheena batrolkeena soo saaro heshiisna la noqdo mamul gobaledyada ayaa loo baahan yahey allaha noo keeno

Ответить
@MaxamedAxmedIlkacase-m6t
@MaxamedAxmedIlkacase-m6t - 05.03.2025 07:43

Adiguba sxb shalay xasan ayaadtaageersanayd

Ответить
@AhmedjamacAxmett
@AhmedjamacAxmett - 05.03.2025 07:42

Fahad waa weriye sirdoonka Qadar adeegsato , saxaafadda ayuu ka samaystay koox amaanta

Ответить
@FaatimaAwdhuub
@FaatimaAwdhuub - 05.03.2025 07:37

adeer hanagu xoqanina dee

Ответить
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc - 05.03.2025 07:18

Imaarka waxaa kaxun reer galbeedka oo bada gurta oo turkigu ma ,ehelbaa ,khadarta uu tagersanyahay fahad ee uu hoosta ugajiro sawmaaha tan samaysay khawaarijta oo taageerta, fahad sowmaaha ninka itopia lashaqaynayay ee taageersan imaaradku waxay kahortagayaan kaliya in dekedeheeda aan wax laga sodegsan waxaa kaloo kahortagayaan in aan shidalka lasoosarin balayo waa khadar oo waa tan khawarijta samaysay , reergalbeedkah kuligood waashaydamo ganacsgtada somaali lida dankuqabta imaaradka turkigu isagu waadhiigmirad puntland iyo somaliland waxay kuyalan bada cas

Ответить
@sudiissa5701
@sudiissa5701 - 05.03.2025 06:58

Fahad isaguba qadar oo argagixsada kalmyesa ayuu u shaqaya muxuu noo sheegaya imaarda eyaga ganacsi ayaan ba geeysana waligiye anigu cunto kale ma cuni markan yara magalda Bosaaso waxkasta waxaye noo ga imaanayen imaarada manaqaba meelkale naqanaye imaarada waa caroowe dadka puntland nagama Dhaadhicin karo wiilan hal dagamo soomaaliya ku lahayen fahad

Ответить
@AdnoAden
@AdnoAden - 05.03.2025 06:49

ADIGA IYO. QADAR MA KALE. DHAMAATEEN 😂😂😂 WEY KU NACEEN ILEYN XIL MA HAYSIDEE😂😂😂 MASKIIN CIILAN AYA TAHAY

Ответить
@abdihakimbile9730
@abdihakimbile9730 - 05.03.2025 06:42

Fahad waxaad moodaa in uu ilaaway shalay ninka uu ahaa.mana moidaa in amni ahaan xamar ka reysatay.fahadoow adiga muraayad isu qaado in aad adiga aad muraayad isku eeg.

Ответить
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 - 05.03.2025 06:38

❤❤❤❤❤ mahadsanid jaale

Ответить
@AliAbdi-i4k
@AliAbdi-i4k - 05.03.2025 06:37

Waa runtaa

Ответить
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 - 05.03.2025 06:28

Imaaraatka waxa ayaga yahuuda ku sameeyso, ayuu wadamada kale kula dhaqmaaa. Blackmailing ayuu ku sameeynayaa. Ciidan calooshood ushaqeeystayaal ah oo reer galbeeydka ka soo jeedaan ayuu dhahaa kufsada madaxda Somalida. Dhamaantooda waa la soo kufsadaaa😅😅😅😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

Ответить
@KoshinMohamed-h7d
@KoshinMohamed-h7d - 05.03.2025 06:24

Fahad ma fadhi kudirir baa u danbaysay! Xasan kursigiisii maahayn ee wuxuu ahaa kursi somaliya ciraana meesha tagay. Hasan isagaa iscasilay markii uu dastuurkii iska tuuray.
UAE waa u gaartay inay hadba mid u yeertaan waayo waxay bixiyaan laaluush boorso loogu keeno.
Puntland is the exception. Puntland has historic friendship with UAE. No one can change that.

Ответить
@KoshinMohamed-h7d
@KoshinMohamed-h7d - 05.03.2025 06:22

Fahad ma fadhi kudirir baa u danbaysay! Xasan kursigiisii maahayn ee wuxuu ahaa kursi somaliya ciraana meesha tagay. Hasan isagaa iscasilay markii uu dastuurkii iska tuuray.
UAE waa u gaartay inay hadba mid u yeertaan waayo waxay bixiyaan laaluush boorso loogu keeno.
Puntland is the exception. Puntland has historic friendship with UAE. No one can change that.

Ответить
@awoahmed2337
@awoahmed2337 - 05.03.2025 06:19

Divide and rule 😅

Ответить
@hanad6666
@hanad6666 - 05.03.2025 06:18

Guul fahad yasiin from Bosaso , Bari Puntland 🥷🏻🔥🦅🦁🫡🫡🫡

Ответить
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 - 05.03.2025 06:16

Hadda cida dooratay oo waliba sii dooranaysa dadkas sow kama liidato kuwan faraha laga hayo. Carabtan oran jirnay reer gslbeedku faru ka haya.Talow fara hayntaadi maxa loo fasiri karaa

Ответить
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv - 05.03.2025 06:06

Hada dowlad da Jubbaland aa dagalka ugu ween aa khawarij ta kujirtey mudada dher
Marka an qiimeyno 1argagixisada Jubbaland kada dagaal lanta hubka iyo rasasta intey kahelan
2 ma wirshado usameyo ayey leyihiin maya
3 dekado mayey hastan maya
4 ma garomo diyaradaha uga dagan bey hastan maya
5 wadamada deriska miyey ka helan oo xadudka ayey uga sogudubta maya ???
Intas cid isweydiineyso majirto
Dagaalkina wasocdaa haben iyo malin wixii dagaal ay galen ama Ciidan cusub tababaren hubka iyo rasaasta xaddhaafka ah oo ay helaan waxay somaran waa casimada mogdisho sidas beyna kugaartaa ma maqleysid hub iyo rasaas khawarij ta usocotey ayaa laqabtey aa sidey wax ujiraan dadow mise mamulka Jubbaland masuliyadas isaga ayaa leh aa muxu uga hadli wayey oo u maqliwey ney isga oo dowlad da fadaralka kuhasta arinkas wan is khilafney dastuur dorasho iyo waxan micna lahen oo dan khas ah baa lagu murmaa wabaryey iyo gabaldhacey ciyaar ciyaar bey kadhigten dhiga daadanayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud bu ahaa kii kalahaa fagare ahmed Madoobe waa Shabab oo haduyahey uu na ogyahey siduu kulashaqey nayey dee waligey ma arag dal wax walbo xalal uyihin. War dowlad dii iyo argagixisadii heer lakala garan wayo dhacdey subxanallaah

Ответить
@cabdilahcali4259
@cabdilahcali4259 - 05.03.2025 06:04

Somaliya nabadi kamacayso jamacow inta faragelita kuhaysan adigo itoobiya iyo kinyaatiga farageli kuhaya iyo kuw reer jabuti kaya wadanka burburay faragelita itoobiyaka reer kinyow

Ответить
@cabdilahcali4259
@cabdilahcali4259 - 05.03.2025 05:58

Somaliya waxay labaxen dhuqlaan dhakoLaan futolaan eyadalaan maraka hakadaba o yina cimaraadka iyo SOMALILAND

Ответить
@Mohamed-i8e3m
@Mohamed-i8e3m - 05.03.2025 05:58

Somalind 1991 baa siyaad Somali ug danbaysay de hala mid dhigin dani axmed madobe iyo xusan shiikh

Ответить
@AbdisalanGesaweyne
@AbdisalanGesaweyne - 05.03.2025 05:56

Nimanka mala siijeed they kkkk

Ответить
@cabdilahcali4259
@cabdilahcali4259 - 05.03.2025 05:54

Somaliya iyada isburburisey hadi anayi madaxa somaliya ga coladi dhexetalo cimaraka ma xiLbakasara maqasba aya isugkeenaya

Ответить
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv - 05.03.2025 05:48

Waxaa is weydiiyaa dowlad kasta oo timado wadashaqeen aan qarsoonayn ayey layelataa khawarij ta hadana madaxdii dalka ugu sareyey ayaa mid ba midka kale ku eedeya wada qasheen khawarij ta laleyahey horta siyaasada iyo dagaalka khawarij ta maxaa is sasurey Fahad asagu yaafaro kzhayo nin AS kashaqeyo oo uu bulshada la wadageyey Cid da qaban lahed aa uu ushegayo wayo

Ответить
@BaroDiinta-q8n
@BaroDiinta-q8n - 05.03.2025 05:46

Qofkaad war ka qaadanayso kabihiisa baa la fiiriyaa fahad qof war laga qaato ma yahay sow maaha kii dadka intuu lacag siiyo kismaayo qarxiya dhihi jiray sow maaha oo wiilkii ogaadeen markuu diiday curyaanka ka dhigay oo hanoolaato laga wareysanayay sow maaha soomaali ma umul baa hilmaam baranaa

Ответить
@BaroDiinta-q8n
@BaroDiinta-q8n - 05.03.2025 05:40

Imaaraad iyo kenya farmaajo ka hor lama caayi jirin maxa lagu haystaa waa labada eadan oo ay somali busineska ugu waawayn iyo hoteelo ay ku leeyihiin

Ответить
@BaroDiinta-q8n
@BaroDiinta-q8n - 05.03.2025 05:38

Who is fahad yaasiin qof un bay somali buunbuuniyaan aan wax ahayn oo social media wax looga dhigo

Ответить
@ahmedpjamac7238
@ahmedpjamac7238 - 05.03.2025 05:34

😂😂😂 CUNUGAN MADAXWEYNAHEYGA SHEGAY OO WAA DINUL LACAG WAX WALBO LACAG QADO AMA LACAGISI WAA HADHA HADHA QIBLADA ALLAH WAA HAL QIBLO GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY MIDNIMO INSHA ALLAHU QEYRA WALAALAYAL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@user-mo2mg5io8q
@user-mo2mg5io8q - 05.03.2025 05:28

fahad yaasiin asagaba qadar ayaa ka hayso asagoo la fugaayo

Ответить
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. - 05.03.2025 05:26

HASSAN SHEIKH MOHAMOUD XATAA MUUSE BIIXI ISAGAABA KA JECEL ETHIOPIANKA, MUUSE ISKA FADHIISO AYAA LA YIDHI, MUUSE RAALI NAGA AHOOW RUNTII NIN JACAYLKA ETHIOPIA KAAGA HOREEYAAN ARAGNEE.

Ответить
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur - 05.03.2025 05:23

Guuuuulu fahad yaasiiin❤❤❤ from gorowe❤❤❤❤

Ответить
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs - 05.03.2025 05:22

guul farmaajo

Ответить
@buraale134
@buraale134 - 05.03.2025 05:17

Yuhuda bartay waxba arinkas kajira

Ответить