Комментарии:
Ilaah walahi ilaahay awood uu kubad baadiyo ma uusan uwaayine badlshi war jiraaba aakhiruu imaan sadaam al xusayni wu xuu ahaa geesi garab waayey ilaahay janadii udgoonayd hoy hawga yeelee wuxuu ahaa boqor wax hakafaa iideen dadkii u sacab tumayey isticmaarka iyo gaalada uraysa 😭😭
ОтветитьFafajinta yaiskaleh ilah wafajiyay ninba nasibkis wakufatasha wakuheysana hoo faluskeyga macawista miniga maxakenay lacagtan miyey ahed macawista taqatir banin uurkusoshegay nagtis guriga xaqeyso kadidi taqtarka usodiray xaqinki kaga dhacay markey dadatay maushegi karto weyusokadisay kunasocelisay meshu yilay ruwayad sidas oonlayabay meshan nag madaxweyne iskusosharaxday maxaa keenay isago hubkabaray dowlad dhisan una aabodayin iskusawirayo iney qarx sameyan damir la aan ututusa dadka fasahad dunidodhan dadka kugu diri kara wakuyeli kara kaxaaxabi doowlad marabno jilibka hadhigtan culimada iney gantal dhicin hadu dhacana meshi lagasameyay kole butin mareykan tahay lacagaha ayutada aduunka mareykan uyahay mid uukufuliyo cidudono inukudiro yahudna eey udagantahay dabaqa uhoseyo saraha matanaha dhulka kama cabsado yahud hawaduu kabaqa sidasna ayi wadan uu uafdubay culumadoda sidu uqanciyay xog uu ushegtay madaxdoda yasameysan karo hub aan ahen ayuto haye cidufasixin dentan lesku leyahay adiga maxa laguguleyahay dad wadan kulamid ah side kubadbadi yase kubadbadin
ОтветитьMoofoq la rabici miyu nolyahay nin asagisa looxirayow adigana sooqoyso
Ответитьحسبن الله وأنعم الوكيل
ОтветитьQof kuqimeya kulaxirta madax kulanoqday hadiba laguqimeyo dad dil
ОтветитьKèep going
ОтветитьAllow unaxriiso🥺🤲🏽
ОтветитьShagli isku ekaasho kala fogansho qabiyo
ОтветитьAlle naxariistii janno haka warabiyo
ОтветитьHalyeygiH ciraaq 😫👑💪
ОтветитьAllah unaxarista wa nisibdara in nin gesi Muslim ah waxa lodilay danaha yahuuda Allah halaye
ОтветитьAllaha unaxariisto gardaraa loodilay
ОтветитьIlaahy janadisa hageyo 🤲🏼😭😭😭
ОтветитьSaddam waxa lagu daldalay talo kamida daalooyinka ciraaq dabadeed waxa lagu xidhay diyaarad waxaanay dulmarisay magaaladii lagu dilay isagoo diyaarad laga laadlaadiyay malin ciid carafe ah
ОтветитьSadam xusen
ОтветитьWaleh waxuuh ah gisih garab wayey lakin dibigisih oo dhan bey khaten kiwih
Ugadegaye cawgah islaamkah//makah waxing
Kudhintay shihid ee,ilahaay
Hasiyoh xakhisih malintah
Khiyamoh amiin
Umul ayaan axa malintaas runti waan oyey ilmahana wan gabsan Kari waayey geesi tol waayey iga dhee
Ответитьsxb soo badi qaabkii loo xukumay sadaam
ОтветитьAllaha unaxaristo
ОтветитьAllah hanaxaristo Sadam Hussein geesi garab wayay ❤❤❤
ОтветитьAllah haw naxariisto 🤲🤲🤲🤲
ОтветитьAllah haw naxariisto 🤲🤲🤲🤲🤲
ОтветитьAlaha unaxariisto
ОтветитьAloow unaxriiso aamiin
ОтветитьNinba waa markii dunidu waa wareegto
ОтветитьAllow kunxriso😢
Ответить😢
Ответить🗣️maxamed mursi 👉ha dilina libaaxyada🦁 dalkina si aaysan idin cunin eeyda🐶 cadowgina
Sadam xuseen eeyihi cadowgiisa wxee u adeegsaden eeyaha wadankisa
Allaha unaxaristo sadaam xuseen🤲
Ilaahey unaxariiso shahiid ayuu ahaa😢
ОтветитьMaanta carabta meesha taalo ishii sadam baa heysata sababto eh gaalada ayuu necbaa maanta neh carabta neh gaalo ayey daba cararaan
Ответить😂😂😂😂😂😂😂
ОтветитьMusliminta halyey uma ogola gaaladu lkn waxaa nasiib daro ah in iyaga laftarkoda lo adegsado dilka halyeyadoda, gadaashis alleylehe way dhadhamiyeen natijada waxy faleen irqyintu
ОтветитьAllahu akbar Allahu akbar
ОтветитьAshhadu an laailaah jllaah wa ashhadu Ana muxamadu rasuulalaah
ОтветитьQabigu ka ashhadankaraa
Ответитьgeeesi garab wayha weyan 😢ax malinki adunka hortiisa muslminka ah lgu daldaly ay 😢ugu danbysa caqli iyo awoood carbtaa iyo musalim o dhan 🥺🥹🥹😰😭😭alle haku naxriiisto hort helu jano ay tahbah 😢
Ответить2023 baan so raadiyey qisadisa😢
ОтветитьIlahey dulmiga ma jeclo Wallahi waan ooyay 😭😭😭💔 ilahow ku naxariiso saddam hussein wallahi wuxu ahaa geesi geesi dhalay Insha Allah maanta maalin aan eheen buu ilahey ugu aari doona adoonkiisi saddam hussein lugihiisane keeni doona gaaladas maalinta yowmul Aakhiro insha Allah waan sugaaya maalinta cadaalada Alle jiri doonto ilahow jannadada ugu bishaarey saddam hussein🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥺
Ответить😢😢😢😢
ОтветитьDictator is never good no matter how hard you try to make him seem good.
Ответить❤❤❤😂😂😂😂😂😂❤❤😂😂😂❤❤
ОтветитьLibaax ayuu ahaa allah uu naxaristoo
ОтветитьLibaaxii carbeed Allah haw naxariisto
ОтветитьAlla ha u naxariisto
ОтветитьMalinta ka dib carab rabayo noqotay hada ka hor habar dugag Dur jogta animal nef so dishay dabaco la yiri qeybi nefka animal ka dhan cadalad u ugu qeybi marka qeybin bilabtay nefka cadalad u qeybi warabe yiri marka libax so boday warabe isha dharbaxa ku dhuftay warabe isha u la yahay ma aragten tiri nefka dhan abkow libax leh tiri dabaco qayano sameyn nef ka dhan libax sisay animals dhahen marka tiri marki midka nogu xog weyna warabe isha dharbaxa la jaray anigo lugo qaloc dabaco ah maxa I yalo marka go an saday in nefka dhan abkow libax siyo marka libax so hadlay waxu yiri dabaco ya ku baray Cadaalada fican nefka u qeybisay marka tiri Waxa Cadaalada I baray dharbaxadi abkow libax warabe ku dhuftay aniga Cadaalada I baray marka aniga dabaco kama aqli yari galadan maxa ku dabo dhigay I leyihin carab dhan dabaco ah aniga dabaco kale le ahay 😂
ОтветитьAlle ha unaxariisto aamiin aamiin
ОтветитьAllah unaxriisto
ОтветитьIllaahayoow kuu naxariiso
ОтветитьAllaha unaxariisto wuxuu ahaa geesi
Ответить❤😢😢😢😢😢😢😢😢
Ответить