XASAN SHEEKH WUXUU K SHAQAYNAYAA SOO LAABASHADA FARMAAJO

XASAN SHEEKH WUXUU K SHAQAYNAYAA SOO LAABASHADA FARMAAJO

shantasoomaaliya1

1 месяц назад

4,327 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 - 20.09.2024 00:38

Xasan Sheikh Waxa uu sameynayo marka la qaymeeyo Ficil ahaan iyo Feker ahaanba waa hoggaamiye kooxeed qabiili ah.

Ответить
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr - 20.09.2024 01:23

Waaba tan aan raadineyno inuu isaga laf ahaantiisa kambeyn noosameeyo thanks beynu leenahay

Ответить
@CirbaDheere
@CirbaDheere - 20.09.2024 07:45

Adeer hadey ithopia rabaan ha isaga baxaan Mogadishu oo deegaankooda ha aadaano dhamaantood can tuugsada iyo kan siyaasigii dadkan waxey ku nool yihiin jeebka hawiye ee been ha u sheegin waad ka warqabtaa marking ay xabada bilaabato ayey again doonaan

Ответить
@cismaanguure927
@cismaanguure927 - 20.09.2024 10:32

Wada ogol macnaheeda maxaa lagawadaa ma diimaha oo dhan oo siman oo soomaaliya lagahirgaliyo miyaa lagawadaa waa yaabnaye,

Ответить
@TheAlishire
@TheAlishire - 20.09.2024 14:12

Ilkaha ku jira waxas LAGU bixiyey hanti qaran

Ответить
@ayubabdi7
@ayubabdi7 - 20.09.2024 14:14

Xasan sheekh Maxamuud,hogaamiyaha ummadda soomaaliyeed, ma hogaamin karro umad; maxaa yeelay waa nin beenloow ah,afkiisa iyo ficilkiisa isma yaqaaniin(mujaamalad,) oo markuu hadlaayo haddal macaan wuu yaqaanaa, oo waay iskhilaafsanyihiin ficilkiisa iyo aragtadiisa.waxaad fiirisaa oo aad dhagaysataa hadaladiisa iyo dhaqankiisii hore,( Qof walba geedka uu abuurta , ayuu mirrahiisa gurtaa!!,)midda kale,waa nin siyaasad aan garaneyn iyo dowlidnimo, oo dhaqaalo doon ah iyo iskudir ummadda soomaaliyeed .mida kale,aniga iyo dadka ila midka ah waxaan qabnaa,in dhibaatada Soomaaliya ka jirta iyo dowlad la'aanta, aay sabab u yihiin 'Siyaasiyiinta !!' sedex (3) jifooyin, oo Soomaalidda Jifooyinkooda ka mid ah:1 Majeerteen(Maxamuud -Saleebaan),2 Hiraab(Haber-Gidir iyo Abgaal)iyo 3- Isaaq(Haber-Awal),inkastoo aay jiraan dad fiican oo Soomaalinimadda aay ku wayntahay. Qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah.Muuse Biixi,hogaamiyaha gobaladda Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya, iyo Ismaaciil Cumar Geele,hogaamiyaha dowladda Jabuuti, Ciil Walaal midnimadda iyo wadasocodka somaalidda waay ku ciyaareen;illaahay mustaqboolka khiyaamo haku ciyaaro. Dowlidnimmo iyo kaladanbeyn marabaan, iyaga iyo wixii la mid ah (IWM.)Illaahayow, naga qabbo kuwaase IWM,towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni,oo tus ummadda horumarkeeda iyo wanaageeda; haddii kale naga qabo iyaga IWM.Illaahayow, ugargaar dadka laga gardaranyahay,ee doonaya midnimadda soomaaliyeed ee ku dhaqan gobaladda Waqooyiga iyo gobaladda la midka ah. Munaafiqiinta -kuwa islaamka ka beensheegaya (Alshabaab,IWM) -iyo gaalladda - kuwa doonaya in aay ummudda soomaaaliyeed in aay dhibka ku jirto - ilaahow naga qabo.illaahayow, soomaaliya ka qabbo. Ilaahayow, qalbigooda isku jiid-jiid,oo walaaley.Dowlinimo wanaagsan, Allaha-Raxmaan ha nasiiyo,Aamiin,Aamiin. Aamiin.

Ответить
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r - 20.09.2024 17:27

WADAXWEYNE MAYDOORAN EE TUUGBAY NAGUSHARCIYEEYEEN EE ILLAAHAY HANAGA SOO GAADHO INSHA ALLAAH.

Ответить