Комментарии:
malita anigu hadan gashan qad ahhan laha safka hore mel an ahhan man istagi lahan wan kuwata mujahid sharaf kunolaw & karamo
ОтветитьAllahu Subaxanahu Watacaala Qaala Wa Cisatii Wa Jalaali Lan an Surana Walow Kaana Bacada Xiin.
Allahu Akbar
Caysan ganay waxa igu horesay 1993 maasha allah maanta ayuuba ka da yar yahay
ОтветитьViva somaliland guul Shan karoonland Allow dhawr amiin
Ответитьsomaliland guuul guul like ii raaciya somalailand
ОтветитьXasan ganey geesi snm
ОтветитьTaarikhdu iyada isqorta.
Ururki snm waxay ahaayeen
Geesiyaal sooma jeestayaal
Geesiga...BIRTA...Ah
Muj;;;Gany
SNM
Guul
Gaasiyaadii snm wlee ragbay ahayeen
Ответитьsnm aloow uwada naxriiso snm inta noola cimriga udaa inda dhaawaca caafi aaamiiiiin
ОтветитьWalee wuxu ahaa
Malintii la yidhi yaa dhimanaya
Ninkii u horkacay
Ee yidhi aniga
Waxa la yidhaa xasan ganay
I love this men
ОтветитьI love this man
ОтветитьWan idiin salaamay waxan Aad dhex geliseen ka daaya codkii Baan la maqleyn Mahadsanidiin
ОтветитьWaa kujiray dagalada wili wayjogan ragasi iyo wiliba kukadanbeyey oo kasiidaran
ОтветитьIlaahay intii ku dhimatay janadii haka waraabiyo🙏😩intiina noolna sharaf baad aduunka ku joogtaan
Taarikhda somaliland maaha mid la hilmaami karayo guul ayaan urajynayaa wadankyga sharafta leh❤❤❤❤
Waxan joogay xero awr labada kaare ee uu leeyahay idaacaday naga horgaleen wuu ka bèen sheegay. Waxay kaarayaasha idaacada dhigen isla maalintii burco la qabsaday oo ahayd jimce 27 may 1988.
ОтветитьWayo cadaawga wayo somaliya wa cadaawga kobaad ee Dalka iyo dadka reer somaliland weye somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar guul iyo
ОтветитьSnm ma tahay
ОтветитьGeesiyaashii hargeisa soo galay ee s.n.m mujaahid hassan ganey waa HERO 1988 31may
ОтветитьSOMALILAND JOR OO JOG. HA NOOLAATO CADAWGEEDNA HA JABO..
Ответитьalle hawnaxariiistoh intiii kudhimataye dagalkii xaqaa ahaaaa
ОтветитьM vn
Ответитьmujaahid xasan maxamed ubaxle waa mujaahid qaaliya oo ey mudan ta hay in cid kale daa yoo ey snm oo dhami ku qadariso yaa loo ducee yaa oo barbara galaya taariikhdu waa ma hadho mujaahid xasan ganey noolaw noolaw noolaw
Ответитьyaa loo duceeyaa ayaa bali gubadle laga yidhi berbera markaasuu yidhi aniga walee maalintaa waa lawada garanayaa waanu garanaynaa
ОтветитьReer sheekh isaxaaq Vs soomaaloo dhan
ОтветитьSnm waa rag naftood hurayaal ah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
ОтветитьAllow,barakee
ОтветитьAdeero xasan waxaan Alle kaaga baryeyaa cafimaad waara iyo cimri dheer
Dhamaan geesiyadii naftooda inoo huray alle haw naxariisto illaahay ka sokow iyagaa nabadaa inoo dhaliyey aynu midhaheeda guranayno
Viva xasan ganey mujahiid geesi ❤❤ (Arab wa gobta Issaq)💪💪💪💪
ОтветитьIlhow idin naxariiso😢
ОтветитьHa iloobin saliva nabiga
صلى الله عليه وسلم
Ninkan waxaan sheekadiisa ka fahmay in khaladaad dhacay dartod SNM rag badan ayaga laftarkoodu iska dileen ee aanay xabbadda cadawgu ku dhicin. Videoga aan arkeyno iyo kuwo kale oo badan waxaa duubay nin qurbajoog ah oo dabcan waagaas camera haystay oo la yiraahdo ADAN INGRIIGS waa dhoweyto inuu dhintaan u maleynayaa oo ciidagale ahaa.
Madaafiic iyo kaare SNM lala dhacayo ayuu dhex ugu jiri jirey isagoo duubaya oo leh ka fariista kaaraha ha u cararine, odaygaas geesi buu ahaa runtii. Lkn waxan arkay intuusan dhiman ninkaan moodayo haduu yahay isagoo dhul u leeyahay lagu haysto, Soomaali abaal ma leh, hadda waa ninkii taariikhdaas u soo joogay iyo inuu dadkiisa garab is taago yaa jagadiisii lagu qabsaday.
SNM for life
ОтветитьBeenbadanaa
Ответить