Комментарии:
Ok🎉
Ответить❤
ОтветитьFirt coment
ОтветитьWaryaa dirisle abdi aabaha ayan maanta isku aragnay jigjiga waliba sheekh nuur ciise 😊
ОтветитьNogu soo Dhakhso zxp
ОтветитьMaxa waxtar aah way maxtarbelen somali walabihi waleskarkina cebtota qarbaa dumar iskadhaya qarbaa noloshi kadhay oo isiso dubaya SaaS oo dhan aya fane lamodey waar waar aqiro samen illahay hanawada asturo ragan dadkaygi hortoda dharka lagaga sibayo ugu daran faraxow migu Ada ugu daran 😞
ОтветитьIndhasacad miya waxan ilaa codkisa xata gabar waaye waa yaab maxaa khaldan subxanallah 😂
ОтветитьSubxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo acdubilh ceeb subxanllh subxanllh subxanllh
ОтветитьSalalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
ОтветитьCaan Kusali nabigeen maxamed scw scw scw ❤❤❤
ОтветитьWn rabna wllky Idiris
ОтветитьAsc faraxyaaal 🤌🤦😂
Ответить😂😂😂😂😂😂 waxan wa dumar waxan waxan😅😅😅😅
ОтветитьSxb ku soo dhakhsoh
ОтветитьHaye sxp lagend
ОтветитьWar ninku waakii xaaskiisa dilay waa temkii mustafe fasaxay
ОтветитьABTI
KAN GARYAQAAN LAGU LEEYAHAY WAA 60 JIR AANA XISHOONEYN OO SOO DILAY WIIL MISKIIN AH
WAA IN LA XUKUMAA DACWAD LAGA GEEEYAA
INA GUMEEDKA
We want it bro
Ответить🎉🎉🎉🎉
ОтветитьHhhhhhhhh hhhhhhhhh
Ответить❤❤❤❤❤
ОтветитьDiriisle legend
ОтветитьKkkkkkkkkmmmkkkkkkkkkkkkkkk
ОтветитьLegen dirisle abdi 😂😅😅
ОтветитьHaa waa rabana
ОтветитьHaday ogan lahaye dumarka dhibka ay ku jiran umay so orden
ОтветитьKkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk
ОтветитьWaan rabna no so sheega
ОтветитьHyh nosheg🎉🎉🎉 💯 💪
ОтветитьWllka
Ответить😂😂😂😂😂😂
Ответить😂😂
ОтветитьOne of a kind DIRISLE
ОтветитьOk zhp wan sugi kari la ay
ОтветитьWanu rabnaa wll
ОтветитьWaan rabna noso duub sxb dadka aqoonta lahenine si fican ufahansi
Ответить😂😂😂
ОтветитьNo shukaansi Aaminaad majirto markaan sanadahaan sxp😅
ОтветитьWah dirisle ma suuxsaned
Mar horaaa laso cadeyay in somalidu qaska wadaan oo uyaka lee isdiloyaane
Waan raba bro
ОтветитьNINKANI WAA CIISE WARAABE DADKA CUNAY
ОтветитьWanu rabna wlllo@diraysle apdi😊😊
ОтветитьPlease Idris Abti mcn Walaalahga Garab Qabo anaa Kow Ka ah 😍
Ответить😂😂😂😂
ОтветитьÞķųxōị
ОтветитьIdiriso wan sodhawey nena wiilash left soqadanoyo wan yaranay 2025 balagloyaa 😂🫡😂😂
ОтветитьWar anaga gabadha uu jarjaray ilma adeer nahay nio
ОтветитьDirisloow maanta lee run sheegtay somalida iiga is gumada hadhowna waxy leyihiin kenyan baa saas yeley iga qof so adesada o wallkoda somaliga ah dhibateya qof lacag kuso siiya somalida iiga is dhameyey intay dalka isku laayeen ay wadamada shisheyi aaday hadana meshay isku dhameynayan dadki mesha u dhashayn way dhibateyaan hada kenyan o kale haday wax xadan somalida way garaacan waliba si xun nin nag ilmo cid walbo ku ciil baxa la leyahy ta caksigeda hadi qof somali ah kenyan waxka xada o far le la saara wixi somali aha way so ordayaan waxay dagal sinaya kenyaanta mid ttuga somaliga ah kaliya meel ay buuxaan somali bu wax ka xadi si hadhow u difacan taas wa dulmi somali dad ka dulmi bdn noloshyda ma arkin runtii meel walbo dulmiyey la taaganyihiin war RABIGAYGA SWT ka baqa dulmiga ummad ka daaya qofka wllka hadu gardaranyahay qaladkisa ha ku tageerin ee ka celi BILAAHI CALRYKUM somaliyeey ninkaan haashim ladhahayo way iska riixayeen somali maha ay ku jireen blse ugu danbeyn inu somali yahay cadaatey gabadhu jigjiga ku diley xaskisa bay ahyt in la dilo so ma ahyn in xabsi lagu hayo maba mudna o waliba cafis lo sameya
Tan kle nin geryaqan la dhoho nin weyn waye caqli eber ka ah amradu nafsiya hayo cilaja hala geeyo QURAAN saaru rabaa 90ka qof buu caay mana ka weynado qabyaladi anshax xumu ku darsaday gabadhana wuu k qaldanyhy xijaab waa waajib ALLE SWT amrey side xijab xaflad ula tageey micneheda waxa waaye hadalka ALLE SWR IYO RASUULKII SCW diid oo is qawi facagaba xaflada joga way qawanyihiinee geryaqanoow danbiga akhira lagu weydina ciqabtedna wad heli
Wan rabnaaaa
Ответить😮😅😮
Ответить