Afhayeenka Xukuumadda ayaa ka warbixinaya ahmiyadda shirka sanadkani u leeyahay Soomaaliya

Afhayeenka Xukuumadda ayaa ka warbixinaya ahmiyadda shirka sanadkani u leeyahay Soomaaliya

Dalsan TV

55 лет назад

1,534 Просмотров

Iyadoo wafdiga Soomaaliya ee uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ay maalintii labaad kaga qaybgalayaan magaalada New York, shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa Afhayeenka Xukuumadda Farhan Jimale uu ka warbixinayaa ahmiyadda shirka sanadkani u leeyahay Soomaaliya iyo kulamada wafdiga Ra’iisul Wasaaraha.
Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии: