Комментарии:
War hal abuur cawilow waligaaba waxaad aheed nin abwaan ah oo wax badan fahansan ee maxaa soo socda kana ahow dhex dhaxaad waxii yimaada si aay kugu yaacin taageerayashaada qaar ok
ОтветитьÇa ne vaut rien. Ici c’est la Somalie Land 🇫🇷
ОтветитьWar niyahow legends aya thy wayo qabil kama hadashid from Djibouti 🇩🇯
ОтветитьOnt voudrais une Somalie Land avec 🇩🇯et toute la Somalie et surtout moi femme Somalie 🇫🇷
ОтветитьOnly one of fanan qaran
ОтветитьKiinii Maxaa lo abaalmarin heeeee
ОтветитьWlh waa loo miisay somaliland isa soo adkeeya gemka kale😅😅😅 una soo dhiiba mid celin kara nimcaan H
ОтветитьBeenlow
ОтветитьNimaan hilaaca waxuu ley ha sharfa buuleeya hay saxiiba❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ОтветитьMasha ❤allhi nimcaana sharfa❤ allha ku xafido walakaye waa igu wantahay
ОтветитьAdiga ma faaniba laguyidhi nimcaan duufle qadad wey xaroodba dhegeystey wax sameyna male sidii tii daaha gaas bila dàmiirba tahay kuwogu heesteena weyka xanaqeen afna amaaneysa vius baad dadnimadii siisatey
Ответить😂😂😂😂😂😂😂😂🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
ОтветитьKkk Niyahaw Muse Biixi fananintiii Amaxarada u heestay muna sop dhawayne waasideee
ОтветитьHeestaydii iyo fanankaygii nimcaan
ОтветитьMashallahla tabaaraka ❤️ nimacan hilaac
Ответитьiidoor karbaash aaku dhacay aan caadi aheyn qowdhan land is dhiiba laga bilaabo july-01-2024 qowdhan demmbe masii joogayo muqdisho ilaa laas caano
ОтветитьWa mxa kudacai nin wein ba ahait
ОтветитьWiilkan wa wiil qalbi fiyoow ma qabo
Cudurka ku dhacay reer hargaysa Qaarkoda.
Somaliya somali baa leh hal dal
Hal dad baanu nahay inta kale Riwayad
Dhmaad lahayn weeyi
🤣🤣🤣🤣
Ответить👍👍👍👍
Ответить🎉NImcaan hilaac🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ответитьthere is nothing wrong with discrepancy between likes and views. it just means 9k likes vs 5000 view means when you take a screen shot there 4k witching still who didn't finish the video but put a like on it. not everyone waits to finish a video before they like. I hope you understand.
Ответить❤❤❤❤❤
ОтветитьSxp adi somalilander Maa thy calankaan kuxiran maxaa waayi
Ответить✋🏾⚠️🔥👀Heesta Karbaashka Kulul Sharma Boy ee Soo Baxday!!!!!
Ответить❌💯💭🔫OGOW DAAHA GAAS NOLOSHA AYUU ISKU NACAY OO UU AMXAARO ISU DHIIBAY WAA CAWAAN QOLFOD MARANBA WLHI EE ADEER WAA LA JIRAA ISKA DHEH OO EREAYADA AAD KOLBA DHEX QABANAYSID JOOJI EE ISKA SOO TUF OO DHEH WAXA AFKU KAA SOO XADXADAYO🦠🌡💉💣🧨ANNAGA TOOSH BAAN IDINKU HAYNAAYE🔦⚔️💊⛏🪓🔨🪚⛓🔫
ОтветитьCadali batahay cawiilow allah ha ku xifdi ❤❤
ОтветитьHeeee jin ma like garay ee wadaniyiiin khasatan nimcaan hilaac yaaasalaam haysla meel dhigin hees wadani ah iyo hees karbaash ah boowe waxaa kulmeen maalmahii xornimada iyo heesta quruxda badan masha allah
ОтветитьWarya Nicman waa fanaan soomaaliyed❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ОтветитьAdigu waxaad tahay nin jilicsan sida Nimcaan dabadhilif oo cadowga iska dhaadhiciya.
ОтветитьJin ma laggareyne waxa laga sameyay somaliweyn
ОтветитьCod macaanaa niyow miyuu quraanka ku akhriyo
ОтветитьCawilow nin kaas intaad ka dheeraan kar to ka dheeraw zxb waa talo😊
Ответить😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ответить😂😂😂😂 cawil your funny and intelligent
Ответить🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ОтветитьTaasi waxay muujinaysaaa in ay saamayn leedahay wax kasta oo reer somaalilaand sameeyaan
ОтветитьKU soco🎉🎉🎉🎉
ОтветитьBaacow dadka like ta saaray heesta ma aysan dhameysan inta galeen ay like sareen😂😂😂😂
ОтветитьWadani dheh
ОтветитьWwwwwwoo❤
ОтветитьHalabuurow qosal baa igudishay guul iyo gobanimo
ОтветитьMagaca raga ayaa kugu qasaare ah
ОтветитьNimcaan waad gadhi
ОтветитьWiilkeena ilaahow isha kabeel mari
ОтветитьAdugu waadka xumaatay
ОтветитьMasking qaraarbadan udhimo qaraar
ОтветитьMimcaan cadawgiisu captain kahoos waa soomaali dhab ha maasha allaah
Ответить😂😂😂😂😂
ОтветитьAbti yahye kaldawèya so qaba
Ответить