''Dad iiman leh ayaan Yurub iyo Maraykan ka keeni doona ''Gudoomiye Faysal

''Dad iiman leh ayaan Yurub iyo Maraykan ka keeni doona ''Gudoomiye Faysal

SAAB TV

2 месяца назад

1,848 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@MurtidaTv
@MurtidaTv - 06.10.2024 23:33

Cod buu doonayaa dadkii uu codka ka rabayna wuu caayayaa faysalow cod raadso garxajis iyo wadani ha ku dhex waalan

Ответить
@MurtidaTv
@MurtidaTv - 06.10.2024 23:32

Hadii lagu doortoba faysalow ina bulina keen wad ku dawakhday siyaasada ma ninka muuse biixi dib is bahaysi ula samaystay baa doorosho rajo ka qaba

Ответить
@CumarMaxamed-sw2jp
@CumarMaxamed-sw2jp - 06.10.2024 19:26

Wan kutageyena fayasal guleyiso❤

Ответить
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 - 06.10.2024 17:18

Oofwareen yuu ku diline aaamus hoy 😊

Ответить
@AxmedJamac-ws9hq
@AxmedJamac-ws9hq - 06.10.2024 16:58

Adigoo kale lama dooranayo
Ciidagale maanta Ina maxamed mooge ayaanu cod u haynay isagana adaa ku gudban inta aad tagayso wuu sugi

Ответить
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu - 06.10.2024 16:56

Beenaale faysal faaruq sida jir jiroolaa is rogroga afkaaga iyo uurkaagu isma leh

Ответить
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 - 06.10.2024 16:49

Goorma dee adeer

Ответить
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw - 06.10.2024 16:38

Faysal faaruq waar wadani iyo garxajis iska caay wax kale kuuma yaalaane

Ответить