Waayojoog: Dagaalkii SNM ee Balli-Cabane & geeridii Halgamaa Xasan Saleebaan Weyne (AHUN).

Waayojoog: Dagaalkii SNM ee Balli-Cabane & geeridii Halgamaa Xasan Saleebaan Weyne (AHUN).

CBA TV

1 год назад

60,091 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@mohamedcase9938
@mohamedcase9938 - 30.05.2023 09:08

Isaaqow hal mujahid ban lahyn abdirahman tolwa mana mamustan qof ka sheekaynaya ma arkin 😂😂

Ответить
@faysaldhaqane
@faysaldhaqane - 30.05.2023 13:02

Sheeko barreejo doon iga dheh, waar waxan oo been ah waqtigan lagu jiro xaalka adag maxaad ugu soo beegteen ma barnaamijkan WAAYOJOOG ayaa idin dhibey markii wax la sheego oo taariikha aad ka weydeen. Illayn weynu ognahay oo galbeed kamuu jirin dagaalladii MUQUURKUYE. Maantoo dhan haddaad BALLI CABBANE iyo DIBILE iyo XARSHIN sheegsheegto wax macno ah kuu samayn mayso, waayo Maxamed Kaahin wuxuu yidhi 2008 ISAAQA galbeed waxaanu u naqaannay markaanu qaaxo joognay ISAAQA DHEDDIG. Waatii MOORGAN 20 may 2023 waqti ku beegan Muuse Biixi ugusoo maahmaahay.

Ответить
@faysaldhaqane
@faysaldhaqane - 30.05.2023 13:11

Galbeedka wax hawlgallo ahi kama socon adeer dhulkooduna wuu yaryahay, ilaa ay u yimaaddaan reer barigu wax ay samayn jireen may jirin. Dagaalkii buuraha qaybtii galbeed maalintii koowaad ee ay hudaha galeen ayaa la dubtey, markii danbena wey is wada basaaseen waa dad jilicsan. Cabdillaahi Askar ayaa watey oo taladii la siinayey xaasidnimo darteed u diidey ilaahayna wuu ku ciqaabay, waatii CABDILLAAHI KHASAARE loo bixiyey inkastoo la yidhaahdo markii uu ninkii soo badbaadiyey isku deyey inuu shirqool loo dhigayey u sameeyo ayaa uu ina KOODBUUR u bixiyey. Xataa Xaasidnimada Galbeedka iyo FULANIMADA ciidamadii SNM waxaa ballanku ahaa iney mar wada galaan gudaha qaybtii galbeed shidaal been ah ayay ku marmarsoodeen dhegaweyne oo madaxooda ahaa oo ah nin daacad ah wey khilaafeen. Maxamed Kaahinna wey u yeedheen oo ciidankii burco galay wuu kasoo noqday waa ka CALI GUREYBA sheegaya wareysiga laga qaaday 29 May 2023 markii yarka HORYAAL TV ugu warramayo hargeysa debeddeeda.

Ответить
@faysaldhaqane
@faysaldhaqane - 30.05.2023 13:13

Haddaad wax isla hayso GOOJACADDE ayaa kuu baahan. Nin Galbeed ku dhashay Nirig Gaaroodi ku dhalatey ayaa dhaanta, waxba meesha kuma haysaan isaaqna dhib ayaa ku tihiin. Waa halkii Ina Nuur Fadale .........Dhank......................Dhalool.................Afku......................Irbad...................?????

Ответить
@faysaldhaqane
@faysaldhaqane - 30.05.2023 13:26

Axmed Kaysow ma ogtahay in Maxamed Kaahin aanu ku jirin dagaalkii burco lagusoo galay oo uu dib u noqday galabtii burco loosoo guurayey oo uu munaafaqadda immika uu la gaboobay uu la dabo socday mujaahidiintii waxtarka ahaa.

Ответить
@daahirtaliye2165
@daahirtaliye2165 - 30.05.2023 16:16

Farax ifiso wuxu yidhi dagalka ana hogaminaya adna waxad ledahay xuseen wayse cade aya hogaminayay

Ответить
@munasagal2496
@munasagal2496 - 30.05.2023 17:26

Qoladaa ilko yarta uu sheegaya wa habarjeclo.kkk

Ответить
@achmedhussen10
@achmedhussen10 - 30.05.2023 19:31

Halgama xasan saleeban Allah ha unaxaristo iyo mujahidintii kleba yaa rabi inta noolna barako iyo barwaqo kunolada mansabkey mudnaayen hala geeyo inta nool mujahidintii dhigoda uhurey somaliland😢

Ответить
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 - 30.05.2023 22:42

Ibna Faqri.

Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

Ответить
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 - 30.05.2023 22:43

Ibna Faqri.

70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

Ответить
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 - 30.05.2023 22:43

Yaad QALDEEYSAAN. ?

Yaad CAWIREEYSAAN. ?

Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.

mana HADLI kartiin.

Ответить
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 - 30.05.2023 22:44

Ibna Faqri.

Saxaarahaa Hargeeysa joogeeysaan ilaa QIYAAMAHA.

Ответить
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 - 31.05.2023 14:18

Waan Salamayaa Awoowgay Axmed Kayse Jamac Warsame iyo Wariye Cabdinasir oo aan barnaamijkiisa aan ku xidhanahay, wll qaybkale inooga reeb,. Maxamed yare hadii uu noolyahayna haladoono oo halagaduubo barnaamijkan oo kale, waa soojeedin.

Ответить
@jamaalabdi
@jamaalabdi - 01.06.2023 00:21

Mahadsanid Weriye Naasir New SNM boy❤❤❤❤❤😊

Ответить
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p - 01.06.2023 00:49

Waxaas dhulkaa loo soo maray.
Ayaa qaar
Parliamentary fadhiyaa lee yihiin
Mantaa Argagixiiso kumaa
Soo duulin

Ответить
@mrwa6316
@mrwa6316 - 01.06.2023 13:44

dadka reer sheekh waraysta kuwaas baa wlhi ooyaa markay iga sheekaynayaane

Ответить
@JabLibaax-zp4iz
@JabLibaax-zp4iz - 02.06.2023 14:34

Bali cabane kii rs ta manu ahayn

Ответить
@maxmedjr2039
@maxmedjr2039 - 05.06.2023 23:27

Gob beynu nahey mareexaan waanu sòo dhaween jirney maxbuus ka maanu sii deen jirin markiiba waanu kaxeen jirney si aan uu nooga warbin ileen snm iyo dowalad waa wax kala weyne itoobiya baanu ka dhoofin jirney

Ответить
@mowlidfarah317
@mowlidfarah317 - 06.06.2023 12:09

Waaryaadeheen doqoniimada iyo oohinta iyo baqbaqda umada kalahortaga waxaa lamarayaa 2023 idina wali 1980 baad soomaraysaan yaanlagaa badin hooy

Ответить
@mowlidfarah317
@mowlidfarah317 - 06.06.2023 12:14

Umadani waxaaloogusoo celceliyaa film hore loodaawaday ilmadeerayaal wax jiilkan cusub garaadkooda lagu hormariyo tvyada ugasoodaaya ama cudurkan aad dhalinta kufidinayso kadaaya oo ku xisaabtan sidii aan caalamkan wax ulaqaybsan layn

Ответить
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 - 07.06.2023 23:15

Mujaahid Axmed Kayse allah ha ku Xafido

Ответить
@shaikhmuqtaar7467
@shaikhmuqtaar7467 - 08.06.2023 19:40

KUWAN WAY WAASHEEN WAXBAAN LAAYNAY IYO MUJAAHID BAA NAHAY AYEY KU WAASHEEN

Ответить
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 - 08.06.2023 23:49

faqash mayd bay geed saareen oo miine ku xidheen yaa u baahan mayd?

Ответить
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 - 09.06.2023 02:48

اثيوبيه كانت المستفيد وحيد لحرب بين جمهوريه الصوماليه و المتمردين الصوماليين ضد الحكومة المركزيه. السنوات الطويله اثيوبيه ما استطاعت ان تهزهم الجمهورية الصوماليه ولكن اثيوبيه استطاعت ان تهزم صوماليه عبر الصومال المتمردين الذين حققوالحلم والأهداف اساسي لاثيوبيه.

Ответить
@mciisecali2681
@mciisecali2681 - 11.06.2023 01:06

Fadlan wariye waxaad raacdaysaa ninka layidhaahdo maxamed case inaad wareysi ka soi duubto haduudoono tilifoonkiisana ahaataa deg deg warkii usoo gali

Ответить
@mms7038
@mms7038 - 13.06.2023 22:42

Codka Bariga Africa CBA waxaan idin peeyahay dhamaantiin mamulka TV ga iyo wariyayashaba waan u mahadcelinaya gaar ahaan wariyaha waraysta mujahidiinta waxaan u ducaynaya inti mujahidiin ahayde dalka iyo anagu inan nabadku seexano u dhimatay ilahay naxariisti jano haka warabiyo inta nool ee u mujahidkani ka mid yahayna ilahay cimriga how dheereeyo yarabi

Ответить
@mms7038
@mms7038 - 13.06.2023 22:44

hadi an helayo dhalin yar igu raacda fikirkan wlhi xabashooda ayaan siyaran laha yacni waligay ma iloobeen fikirku waa inan dhalin yarta shaqaysa ee somaliland ta dhabta ah 50 ka mida iyo rag iyo dumarba isugu jira inan lacag u ururino mujahidiinta nool lacagtaasi maha sadaqo mana aha lacag ay bahi u hayso lkn wa abaal celintooda plz yaa igu racaya fikirka CBA na waxay inaga cawin lahayd mujahidiinta inan la kulano

Ответить
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 - 16.06.2023 14:19

Xabashi BAA u tabartay in uu Somali kula dagaalamo

Ответить
@husseencagta7448
@husseencagta7448 - 17.06.2023 01:54

falastin wa dadka ugu xun calamka waxayna aad u necebyihin dadka africanka ah

Ответить
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 - 14.07.2023 14:01

Horta ma reer burco uun baad waraysataa siiba h.yoonis qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto

Ответить
@jihocusub
@jihocusub - 22.07.2023 02:25

Noolow... Gaashaanle Sare Axmed Keyse, Ciidanka Qaranka, kana soo jeeda beesha Habarjeclo

Ответить
@Siciid-m2k
@Siciid-m2k - 05.08.2023 08:23

SNM way guulaysatay,

Hadaan shaashka darajada.
Dalacaada laga nixin.

Way dhacday

Ответить
@weriyeguuleed7863
@weriyeguuleed7863 - 09.08.2023 16:46

Weriye ninka maxmed case wareysi ka soo qaad plz

Ответить
@Maxamadaawi2
@Maxamadaawi2 - 28.08.2023 14:28

Aad baad ugu mahadzantihiin taariikhda aad noog waranteen thank
Aniguna waxaan koka ka heynaa ama dhakada ka haynaa taariikhdan

Ответить
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel - 18.10.2023 18:19

7 ku muxuu yahay? Abaal ayaanu kuu haynaa mujaahid

Ответить
@c.qaadirmaxamuud526
@c.qaadirmaxamuud526 - 16.11.2023 18:48

Haye Bari waa meeshii ugu horaysay ee faqashta gaadiid laga furto h.jeclo is,not easy

Ответить
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp - 04.01.2024 01:09

Geesi

Ответить
@mubarikahmedjama3889
@mubarikahmedjama3889 - 04.01.2024 18:34

Muj. Xussein Dheere Korneylkii Cadaadley Qabsaday 1988 Waana Garxejis SNM🦁🦁🦁

Ответить
@alidamey2988
@alidamey2988 - 04.02.2024 15:42

Koodbuur.iyo Keyse,Ayaa,Ugu,Adkaa Halgankaas.Ragag Kaloo Badanina Waa Jiraan.Siilaanyo.Cigaal.iyo Raggii Kaloo Madaxda Ka Soo Noqdey Somaliland.Marka Laga Reebo Madaxweynihii Samaroon.

Ответить
@AbniWasalama
@AbniWasalama - 29.02.2024 05:40

Abni,wasalama

Ответить
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 - 29.02.2024 05:45

Ninkani Waa nin Gobonimo
Sheekaynaya cuqdadi kuma jirto waan yaabay kuwii kale way Bukeen wlhi

Ответить
@MUKHTARGAADE-l6j
@MUKHTARGAADE-l6j - 15.05.2024 09:51

Ahmed kayse waa nin goba waa ninkii qabtay maxamed yare ee ku kabtay cadaadlay hada wiilkii ka tirsanaa ciidanka faqashtu hada waa nool yahay weliba la soo hadlaa gobonimada waa loo dhashaa

Ответить
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 - 31.05.2024 21:56

Guushii SNM waxa qayb weyn Ka ahaa sarakiishii isaaq ee laf dhabarta u ahaa ciidamadii Somalia markay SNM u soo wareegeen

Ответить
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 - 01.06.2024 15:22

Faqash futo xuneey malaa 2000 kii baad dhalatay oo waxaad maqashay wuxii ay hadhaa faqash kuugu sheekeeyeene 1988 miyaad ilowday maalintii ay Geesiyaashii SNM weerarka ay ku soo qaadeen woqooyi oo ay joogaan %80 ciidankii faqash ee ay Hargysa afarta koone Ka soo galeen ee ay Burco afarta koone Ka soo galeen ee ay qabsadeen labadii saldhig ee woqooyi u weynaa saldhigii oodweyne iyo kii cadaadley ee cadaadley oo qudha ay ku qabsadeen 200 tecknikada ah ee ay hebiyeen jeelkii mandheera oo ay ooda Ka qaadeen 800 ee naxbuus .dhirbaaxadii ay SNM maalintaa afweyne ku dhufteen dib umu soo kucin 2 sano Ka bacdi ayaa Hawiye bakhtigiisii Ka jiiday xamar

Ответить
@noorfarah-jw1hm
@noorfarah-jw1hm - 29.07.2024 03:21

Kan wax waraysanyaa waar raga meel kumudan ku warayso. Ma reer burca horta ninkani iyagaa aduunka kadanbeyee.

Ответить
@abdiqanimahat3557
@abdiqanimahat3557 - 03.09.2024 21:05

At 28 minutes, unwittingly indoor admit to habitual ritualised child killings 🤮

Ответить
@j.jilani4535
@j.jilani4535 - 09.09.2024 01:22

Qaran dumis ayaa laleeyay waa mujaahid. Waa cajiib.

Ответить
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi - 22.10.2024 02:14

AHUN

Ответить
@gigachad9879
@gigachad9879 - 31.10.2024 07:27

SNM waa Ehlunaar Mujaahidiin maahaa munaafiqiinyahay

Ответить