Daawo Jawaab Kulul O La'siiyey Rw Xamse Xildhibaan Caana nuug O Karbaashay Xamse Ayaa Beenaale Kutil

Daawo Jawaab Kulul O La'siiyey Rw Xamse Xildhibaan Caana nuug O Karbaashay Xamse Ayaa Beenaale Kutil

Anfac Media

9 часов назад

9,537 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 - 19.11.2024 01:56

Maanshaa Allaah ninkaan wa halyeey Ilaahay haku xifdiyo

Ответить
@iskufilan1223
@iskufilan1223 - 19.11.2024 02:10

Ninkaa wuu washay edeb yeelo Ahmed khawarij wauga dhamatay😱😱

Ответить
@iskufilan1223
@iskufilan1223 - 19.11.2024 02:12

Ninka waa khawarij tuug hala so qabto😱😱😱

Ответить
@Sinoy21
@Sinoy21 - 19.11.2024 02:42

Kaani doorasho laluush iyu raba ee 1 man 1 vote isku diyaari

Ответить
@Ruun-finder
@Ruun-finder - 19.11.2024 02:44

Sharwadayaal Xamar dadka jooga dhib ku Hayey in ay Kismaanyo dhib geeyaan waa nasiibdaro waa in Xassan Sh Maxamuud iyo Xamze Cabdi Barre la casilo.

Ответить
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 - 19.11.2024 02:45

Absolutely I agree with you

Ответить
@Ruun-finder
@Ruun-finder - 19.11.2024 02:50

Afkaaga caano lagu qabay Xildhibaan Caananuug xiligii Farmaajo wuxuu difaaci jiray Jubaland maanta waa sidii oo kale kii villa soomaaliya galaba wuxuu shaqo ka dhigtaa la dagaalanka Madaxda umada somaaliyeed iyo burburinta waxa dhisan iyo shaqo xumo musuqmaasuq iyo dib u dhac.

Ответить
@malikadam95
@malikadam95 - 19.11.2024 02:57

Hildhiban handicap ah nacas

Ответить
@Idriss-f6v
@Idriss-f6v - 19.11.2024 07:48

Masha Allah Jubaland iska celiya Hawiye mooriyaan shati dowladeed idiin soo gatay

Ответить
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 - 19.11.2024 08:03

Warya marxun xamza doqn candho so matihid ninki dhahay 3 ku kan mid labax mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere dorashada jubland wu qabanaya tariikhda markey tahay 25/11/24:wa xaqi lama taban mw jubland ahmed madobe wa tageer sanahay hada nahay mucaradka jubland isimada cuqasha waxgarad shacabka ciidanka jamarinta jubland xildhibanada jubland xildhibanada puntland mw siciid dani mw yashi hore xildhibanadi hore iyo kuwa hada waxa tageer sanahay mw jubland ahmed mahamed islan ahmed madobe

Ответить
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 - 19.11.2024 08:42

Jawaab waafi ah iska dheh!

Ответить
@jibrilculusow5413
@jibrilculusow5413 - 19.11.2024 10:21

Caananuugoow Ficilka iyo qowlka israacsii Qof iyo cod madoobe marabo Alshabaab inlaladagaalamo madoobe marabo Waxa kudhageysanaya waasoomaali Badankeedu Soojeedo Madoobe Mabadbaadinkartid eeda Dowlada aad ujeedineyso Waa yaanhorry loosocon

Ответить
@jibrilculusow5413
@jibrilculusow5413 - 19.11.2024 10:25

Ogaadeen 100 sano iyga oo is rufiyaanaya Weli gumeysi ugujira Xabashi injirey ayaa dhulboobkuhaysankarta Kismaayo Been Waa maalmokooban

Ответить