Xasan Sh. oo go'aansaday inuu Axmed Madoobe awood Milateri ku horjoogsado iyo qorshe culus oo socda

Xasan Sh. oo go'aansaday inuu Axmed Madoobe awood Milateri ku horjoogsado iyo qorshe culus oo socda

Abwaan Kabayare

2 дня назад

19,060 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 - 10.11.2024 19:24

Habo❤❤❤❤asc

Ответить
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 - 10.11.2024 19:25

❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 - 10.11.2024 19:25

😂😂😂😂😂😂

Ответить
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 - 10.11.2024 19:26

😂😂😂😂😂😂

Ответить
@fadumashirwa1959
@fadumashirwa1959 - 10.11.2024 19:26

Abwaan kabayare thanks ❤

Ответить
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 - 10.11.2024 19:27

Sax.sax

Ответить
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 - 10.11.2024 19:27

😂😂😂😂😂😂😂

Ответить
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 - 10.11.2024 19:28

Welkom

Ответить
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 - 10.11.2024 19:30

Walwal

Ответить
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 - 10.11.2024 19:33

❤❤❤❤

Ответить
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 - 10.11.2024 19:34

Sax ❤❤habo

Ответить
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 - 10.11.2024 19:35

In sha Allah teendhada🎉🎉🎉🎉🎉🎉 guul farmaajo

Ответить
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu - 10.11.2024 19:49

xasan ma waxuu rabaa inuu mar sadaxaad ku soo noqdo mareykankii noo keeney 2 jeer kaliya ayuu noqonkara mise soomaaliya waa waxey rabto ha qasato shari ma qaban karo intaan lheyraadkeeda guraneyno laakiin marabaan iney rabshado ka dhacdo xamar mucaardkow iyo shacabka inta soobaxdaan dooni meyno dhaha rabshado ha sameynina beeshii calamka xalane ayey idiin fadhidaa degdeg ayey u xalinaayaan shacabku kuma rabaan tartiib u baxa

Ответить
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane - 10.11.2024 19:51

Ogden siyaasad iyo dagal looma tilmaamo .ogden oo dhan wa seyd ka oo miiran .

Ответить
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane - 10.11.2024 19:52

Axmed madobe marku xilka dhigo cabdi iley baan keneyna .axmedna jigjigo ayuu tagi cagjar bu bedely.
Jeel somali bana la dhisi .

Ответить
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane - 10.11.2024 19:54

Dhib maleh tendhada ha dhisto hawenka iyo carurta doorane muxu raggan wada mucaradka ku fali.
Cidankana hawen balaga dhigi.

Ответить
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane - 10.11.2024 19:55

Xasan tendhis anigaa ku doorane
Dhuxulesto iska dhaaf

Ответить
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu - 10.11.2024 19:56

dunida sadaxaad mareykan ayaa qasey oo yiri madaxweynayaasha 40 sano iyo 30ka sano idiin fadhiya iskaqaada hada markuu madaxweyne xoog ku maquuniya lacag badana ka dhaca dowlada shaqo male wax walba kor u kacaan sida masar iyo kuwa kalaba banaanka ayey u soo baxaan lamana dilikaro oo kaamar ayaa sawireysa badan ma markii qof laidinka dilo ayey inyar oo elada soobaxasn soomaaliya wax dowladnimo ah kama jirto waxshacabku kunoolaan karo ma jirto hadey idiin dhawdahay

Ответить
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane - 10.11.2024 19:57

Ciyar mod cano booraha . Ninkan rer cabdulle iyo cumar maxamud ba dhaley madax adeg looma tilmamo wa dhagaxoos

Ответить
@ayubabdi7
@ayubabdi7 - 10.11.2024 20:02

Xasan sheekh Maxamuud,hogaamiyaha ummadda soomaaliyeed, ma hogaamin karro umad; maxaa yeelay waa nin beenloow ah,afkiisa iyo ficilkiisa isma yaqaaniin(mujaamalad,) oo markuu hadlaayo haddal macaan wuu yaqaanaa, oo waay iskhilaafsanyihiin ficilkiisa iyo aragtadiisa.waxaad fiirisaa oo aad dhagaysataa hadaladiisa iyo dhaqankiisii hore,( Qof walba geedka uu abuurta , ayuu mirrahiisa gurtaa!!,)midda kale,waa nin siyaasad aan garaneyn iyo dowlidnimo, oo dhaqaalo doon ah iyo iskudir ummadda Soomaaliyeed .mida kale,aniga iyo dadka ila midka ah waxaan qabnaa,in dhibaatada Soomaaliya ka jirta iyo dowlad la'aanta, aay sabab u yihiin 'Siyaasiyiinta !!' sedex (3) jifooyin, oo Soomaalidda Jifooyinkooda ka mid ah:1 Majeerteen(Maxamuud -Saleebaan),2 Hiraab(Haber-Gidir iyo Abgaal) iyo 3- Isaaq(Haber-Awal ama Subeer-Awal),inkastoo aay jiraan dad fiican oo Soomaalinimadda aay ku wayntahay. Qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah,ee hala wanaagisto mustaqbalka.Muuse Biixi,hogaamiyaha gobaladda Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya, iyo Ismaaciil Cumar Geele,hogaamiyaha dowladda Jabuuti, Ciil Walaal iyo hogaamiyaha Jubbaland,Axmed Maxamed Islaam,(Axmed Madoobe),-Kansarka ummadda Soomaaliyeed- iyo Saciid C/laahi Denni,hogaamiyaha Putland,midnimadda iyo wadasocodka somaalidda waay ku ciyaareen;illaahay mustaqboolka khiyaamo haku ciyaaro. Dowlidnimmo iyo kaladanbeyn marabaan, iyaga iyo wixii la mid ah (IWM.)Illaahayow, naga qabbo kuwaase IWM,towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni,oo tus ummadda horumarkeeda iyo wanaageeda; haddii kale naga qabo iyaga IWM.Illaahayow, ugargaar dadka laga gardaranyahay,ee doonaya midnimadda soomaaliyeed ee ku dhaqan gobaladda Waqooyiga iyo gobaladda la midka ah. Munaafiqiinta -kuwa islaamka ka beensheegaya (Alshabaab,IWM) -iyo gaalladda - kuwa doonaya in aay ummudda soomaaaliyeed in aay dhibka ku jirto - ilaahow naga qabo.illaahayow, soomaaliya ka qabbo. Ilaahayow,ummadda Soomaaliyeed qalbigooda isku jiid-jiid,oo walaaley.Dowlinimo wanaagsan, Allaha-Raxmaan ha nasiiyo,Aamiin,Aamiin. Aamiin

Ответить
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 - 10.11.2024 20:45

Somali meelna gaarimayso ilameerayso

Ответить
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d - 10.11.2024 20:59

Xasan-baahane midhuhuu beertay 5tii sannadood ee farmaajo xilka hayey ayuu goosanayaa.

Ответить
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d - 10.11.2024 21:00

Xasanow ! Teendhadaa jeclayd !
Ayaa ku sugaysa.

Ответить
@barlin1622
@barlin1622 - 10.11.2024 21:01

🔥🔥🔥🔥🤣🤣🤣✌️✌️♥️

Ответить
@sahruja5777
@sahruja5777 - 10.11.2024 21:07

Dhaadhaanow inaad aamustaad kuqurxeed

Ответить
@sahruja5777
@sahruja5777 - 10.11.2024 21:09

Ala maxaad ciilantahay 10sano oo soosocota dalxoreeye ayaa kuutalin ee kubishaareyso

Ответить
@abdikarimsamatar7226
@abdikarimsamatar7226 - 10.11.2024 21:17

wlhi qosol ban la suuxi gaarey waa
sida uu u soo gudbiyey abwaan Kaba yare warqadii xoosh iyo xasan sheikh

Ответить
@calibare1641
@calibare1641 - 10.11.2024 21:20

Cali xoosh iyo xamse waa 2marxuun mategikaraan degaamaday kasoojeedaan warkoodana madhegeystaan reer buntiland iyoreer jubalaan

Ответить
@calibare1641
@calibare1641 - 10.11.2024 21:29

Maogtahay sxb in dhibaatada xasansh ugeystay somaaliyawaxamasuuliyada qaybka ah deni axmadmadoobe.waayo belo labartay beysomaaliya kusooceliyeen waaiyagakuwa ugushubay codadka uuku noqday madaxweyne iyana eedekhayrkamahelin somaalina dhibaatey ugeysteen allahakasaaro aamiin aamiin

Ответить
@awesabdi882
@awesabdi882 - 10.11.2024 21:40

Asxaabta komintiga maxaa idinku dhacay sideed kun ayaa daawatay lix boqol iyo kontan keliya ayaa like saartay fadlan saara like subscribe meel dheer gaarsiya abwaanka maalinwalba warki u dambeeyey ayuu noo soo gudbiyaa marka ku yaaca

Ответить
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 - 10.11.2024 21:45

Hubka xamar ka soo dagayoo ama masar keeneey buu is yiri show amaa daarood ku Qabsataaaaaaaa🎉 Maalin cad buu Riyoodeey😢Hhhhhh 🎉

Ответить
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 - 10.11.2024 21:46

Shaydaannkkii baaa u qaa Qaaayireeey 🎉🎉🎉🎉

Ответить
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk - 10.11.2024 22:11

ALLOW ROOB NOKEEM SOMALIYA AAN KU QABOOBNO
XASAN SHEEKH NA TEENDHADI KU XAREE SI DEG DEG AH
InshaAllah 🤲🤲🤲

Ответить
@kingmj5675
@kingmj5675 - 10.11.2024 22:12

😂😂😂 sida aad Xoosh & Xasan u jishay baan ka helay! Kkk

Ответить
@abdikadirmuhamed4354
@abdikadirmuhamed4354 - 10.11.2024 22:16

War dhuulka ka hadal kismaayo wax ka galin ee adiga wax ku wanagasan All shabaabka

Ответить
@luulsharib
@luulsharib - 10.11.2024 22:29

Hassan waxba yuusan dictator ku adkaysay
Akhirkiisa wuu qooma mayn dhibka uu danyarta iyo shacabka SOMALI ku hayo

Ответить
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv - 10.11.2024 22:53

Is terrible anyway u look at it for us citizens of Somali, we don’t care who is leading all we want is peaceful country we can live and raise our kids

Ответить
@geelqaad9160
@geelqaad9160 - 11.11.2024 00:17

Qofku wuxuu hore u sameeyey haddii lagu sameeyey ha u dulqaato.

Ответить
@geelqaad9160
@geelqaad9160 - 11.11.2024 00:19

Mahadsanid C/ saaq kabayare.

Ответить
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 - 11.11.2024 00:31

Xasan munaafaq jabkeesee haduu beloowday godkaan isaa qotay halaguredo axmad cada mahadsaned soo noqo adoo nabada 4sano oo kala

Ответить
@MohamedAhmed-x5t1u
@MohamedAhmed-x5t1u - 11.11.2024 00:51

Mashallah aragtita waan kula qaba wlhi ❤

Ответить
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 - 11.11.2024 04:46

Guul mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah dorashadisa jubland bu ku dhawaqey gudiga doroshoyinka jubland barlamanka jubland ba ansixey wa guul oo mw jubland ahmed madobe garey xirigi dowladi bahalodey wu wu jirey bye

Ответить
@luulaadan5727
@luulaadan5727 - 11.11.2024 07:55

🤣🤣🤣🤣

Ответить
@luulaadan5727
@luulaadan5727 - 11.11.2024 07:56

Xasan waa abalkiisa tani

Ответить
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 - 11.11.2024 08:14

IF YOU. USE MILITARY ACTION THERE. IS NO FEDERALKA GOVERNMENT AT ALL. ...THANKS WE ARE READY TO RENEWAL AGAIN AND. AGAIN. ...

Ответить
@osmansheikh6190
@osmansheikh6190 - 11.11.2024 12:56

Axmed madoobe gar leh waayo dalku ma degana dhan kastaba oo waa xaalad degdeg ah inuu ku jiro oo kale dadka leh axmed ha tago maxay ku bedeli rabaan ma nin jilicsan oo waxba kala wadi karin bay keeni rabaan mise hada xaaladan waxaa la rabaa qof sida axmad gacan adag ku hayn kara j/ land muhiimadu waa deganaashaha iyo in dadku nabad ku nooladaa n , balse boqol siyaasi dagaal iyo isku dhac waa loo yaabaa

Ответить
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 - 12.11.2024 04:56

Ceelbuur ka waran intii jirtey baryahan iska dhaaf Mida axmed madoobe iyo xasan ka waran xoreynta Ceelbuur iyo dagaanka ku dhow

Ответить
@FadumoXasan-p5b
@FadumoXasan-p5b - 12.11.2024 06:58

Geeela baalcad geela bartered geela shiikhaaal dhmn waalagushubayaa

Ответить
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 - 12.11.2024 17:40

Wcs

Ответить