WARARKII UGU DANBEEYAY | DAGAALKA  HEZBOLLAH | ISRA

WARARKII UGU DANBEEYAY | DAGAALKA HEZBOLLAH | ISRA

BRIT SOMALI TV

1 месяц назад

30,243 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@muhuboise751
@muhuboise751 - 24.09.2024 22:43

Waabeentii waa waxa marwalba dadka lugu cagagulayow doladah islaamaanka

Ответить
@CabdulqadirCadani-vr7yd
@CabdulqadirCadani-vr7yd - 24.09.2024 22:44

Taliban.bawaaguuleysteen

Ответить
@fadumokheire742
@fadumokheire742 - 24.09.2024 22:47

Waa macquul

Ответить
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 - 24.09.2024 22:47

Allaha u gargaaro muslamiinta .

Ответить
@halimahersi8454
@halimahersi8454 - 24.09.2024 22:49

Maduurkana saldhig ah

Ответить
@faysalAbdi-f6j
@faysalAbdi-f6j - 24.09.2024 22:51

Cabdi xafiidow qas qas maa isticaashy😂😂😂😂😂

Ответить
@abdikhadardheeg3343
@abdikhadardheeg3343 - 24.09.2024 22:52

Waa benaale ninkasi

Ответить
@halimahersi8454
@halimahersi8454 - 24.09.2024 22:53

Wa xay ilatahay xasbulaah waxbamahayaan maxaa uharay ooy eeganayan meeshay daganayeen balogutagay

Ответить
@AbwaanDhoore
@AbwaanDhoore - 24.09.2024 22:56

Ma ahan macquul hub qatar ah ayaa lahu xasuqaya dadkoda ayaguna wixii ay halikaran waa in ay adeegsadaan

Ответить
@mohamedabdiasis1107
@mohamedabdiasis1107 - 24.09.2024 22:57

Hadi ay ku dhacan waa dhamadki zionist iyo reer gslbeedke sida gsxa ha u dagalsman

Ответить
@IbraahimCumar-n7m
@IbraahimCumar-n7m - 24.09.2024 22:59

Asc cabdi xaafid haddii fakarkeyga ka dhiibto dawin iyo dig dig tii hore waa ay dhammaatey Mar waliba waxaa guuleysta xaqa reer galbeedka bur burkoodi ayaa bilowdey insha'allaah

Ответить
@GalabAtteyeh
@GalabAtteyeh - 24.09.2024 23:03

Maquul ma aha waayo maxaa lagu sameyn lahaa oo u hadhay madaxdoodii oo DHAN baa la laahayey shicibkii ayaad arkaysaa

Ответить
@MohamedGas-r1s
@MohamedGas-r1s - 24.09.2024 23:04

MACQUUL MAHA HALAGU GARAACO HA.ISDHAQAAJIN

Ответить
@Gacanlibax
@Gacanlibax - 24.09.2024 23:04

Beenale weeye ilahay ayay tiisa tahaye xb waxa lagu hayo dhimashada dhaanta ee qaranka dhiigeeya aan ku dilo hadaad wax iska celiso maraykan ayaa soo galaya hadaba wuu ku jiraa Allhu akbar intay yidhaahdaan hayska celiyaan

Ответить
@naimaomar-rq1po
@naimaomar-rq1po - 24.09.2024 23:06

Hadalkasi waa hadal qof dareenkiisa sida ay asaga la tahay ka yiri xisbullah way ogyihiin waxwalba waxwalbana waqtigooda marka la gaaro ayey adeegsan doonaan

Ответить
@Khadijo60
@Khadijo60 - 24.09.2024 23:06

Waa dhow nahay duceeya in Ilahey gumeysiga ka dul qaado reer falastin

Ответить
@Khadijo60
@Khadijo60 - 24.09.2024 23:08

Mareykan Afghanistan ayaa soo bursatay waa leyska celin canugaan kibray iyo adoogii

Ответить
@Farhiyasheikh-g5c
@Farhiyasheikh-g5c - 24.09.2024 23:10

Waxba kamjiraan warkaas waxay iltahay inlaga adkaan doono xulufada shaydaan isha alaah

Ответить
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 - 24.09.2024 23:10

C.xafiid waad mahadsan tahay

Ответить
@maxamedyuusuf1326
@maxamedyuusuf1326 - 24.09.2024 23:11

Waa qiyaas qaldan oo beena

Ответить
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 - 24.09.2024 23:13

Sxb.waxas macquul.maahan adigu wax walba.oo lala yaabo falan qaynta.xun.ma.iska.keenaysaa.hadi7ba ay hub.ay ku jabiso yuhuuda maxay.ka dhawranaysaa waxas hasii dayn

Ответить
@mustafhussein5425
@mustafhussein5425 - 24.09.2024 23:14

Aac.wariyayaasha soomalida inta badan waa isku war. Nin ladilaayo oo laduqaynaayo bay leeyihiniin dabin baa loo dhigayaa waa war aan sal lahayn oo markii horaba jawaasiis sahnuuniyada lashaqaysa loo soodhiibay. Waxaas ha faafinina wax jira maaha. Maraykanse ma waxay kula tahay in uu aduunka kaligiis hub haysto waa been iyo boro bagaando labaabuuniyaayo cid kasta xabadu waykartaa waana lawada haystaa in kastoo meesha lagu dagaalamaayo ayasan ciid maraykan ahayn
Ciidamadiisa iyo maraakiibta dagaalka uu soodhoobayo xabadu waykartaa waana lama huraan wax iskadhicinta. Sidiisaba dagaalku maaha marka u horaysa in aad hubkaaga halmar wadarido inta aad ka ogaanaysid cadawgaaga waxa uu haysto iyo waxaad kaga hortagi lahayd inta aad qaymaynaysid oo xaqiiqda dagaalka odorasaysid. Dagaalku waa bilow waana lays farasaarin dagaalku waa xeeladaysi ee majiraan dabin iyo digdig beena waa lakalabixin mardhaow insha allaah.

Ответить
@HussainomarYusuf
@HussainomarYusuf - 24.09.2024 23:18

Carab.dhulka.hostisa.haqudata

Ответить
@AliCamuud
@AliCamuud - 24.09.2024 23:24

Wa Sax

Ответить
@ashasalah2835
@ashasalah2835 - 24.09.2024 23:45

WAXA LA SHEEGAYAY, IN DOWLADDAXCHINE AY BALLAN QAADAY IN AY LUBNAN QUWAD KU TAGEREYSO, HADDAD WAX KA OG TAHAY NALA SOCODSI.

Ответить
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 - 24.09.2024 23:46

Dabinkee? Maaha markii u horeeyey ay dagaalaman.

Ответить
@GouledGouledabdi
@GouledGouledabdi - 24.09.2024 23:51

Professeur waa banaale ween 😂

Ответить
@Mahdidaheye143-pe3tq
@Mahdidaheye143-pe3tq - 24.09.2024 23:52

Wll adigu maxaa Israel u bunbunisaa

Ответить
@yusufcabdilahi3815
@yusufcabdilahi3815 - 25.09.2024 00:15

Dareenkayga ku foogan sida wax u socdaan & habdhaqanka dhagaraysan ee reer galbeedka, & siiba maraykan oo ah bud dhigaha siyaasadahooda ku wajahan ama mar horeba loo qoondeeyey bariga dhexe & guud ahaanba islaamka wuxuu isiinayaa meesha loo socdaa inay tahay in la jaro si dhammaystiran ogsajiinta ay ku neefsanayaan sambabada xizbullaah, xammaas, xuutiyiinta Yaman & kuwo kale, taasoo ah Dawladda Islaamiga ah ee dalka Iiraan, ficilladaa xunxun & kolba meel isku qaadka israa'iilna lala wado si arrinkaa loo gaadho, hadii kale kuma ledayaan bariga dhexe maraykan, israa'iil & reer galbeed

Ответить
@abdirahmanalirageh8533
@abdirahmanalirageh8533 - 25.09.2024 00:26

Asc fikirkayga hadan ka dhiibto macquul ma’aha sababtoo ah iXisbullah intay isxakameenayeen ayaa mid mid loo ugaadhsaday haday wax iska dhicin karaan yuhuuda iyo xulafadoda ha iska celiyaan awoododa hala Argo marka waa laga leex leexan

Ответить
@umadunya9699
@umadunya9699 - 25.09.2024 00:42

Warkiisa waa waabin hadii ay warkaas aaminaan xisbulaahi waa u doqonimo “ doqon waxay u dagaalamin yaan lagaaga sii darin”

Ответить
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h - 25.09.2024 01:56

war gumeystaha lagu dul hayo dhulka falasiin malaha dhul rer galbedka aya ku dul berrey dhulalka carabta sida darted wa in carabtu iska xoreysa

Ответить
@ibrahimguled9961
@ibrahimguled9961 - 25.09.2024 02:08

Sax ma Aha walal

Ответить
@malyounjamacmalyoun2120
@malyounjamacmalyoun2120 - 25.09.2024 03:14

Cabdixafid intay wararku bariga dhexee ay so koordheen wad ka gaabisay awal yad noso gudbin jirteey imoka cunaqabad yd nagaaga dhigtay waxad bartay yanu ka raadinaynaa koordhii wararrka bariga dheexeee

Ответить
@malyounjamacmalyoun2120
@malyounjamacmalyoun2120 - 25.09.2024 03:19

Netanayahu dhiqoo yu gelineya maraykanka wuxu usocda Inu Iran so gashoo Iran ya weelwal ku haysa o nuclear kordhisay Israel ma rabto dawlad awoodlee o bariga dhexee ka jirta Iran ya u hadhay waxay kaga faidaysanaysa dagalka gaza

Ответить
@reemali6728
@reemali6728 - 25.09.2024 04:24

burbur iyo baaba alaha galiyo yahuud iyo inta lamidka ah Alaahuma aamiin yaarabal caalamin

Ответить
@reemali6728
@reemali6728 - 25.09.2024 04:34

halagu dilo ee aamus wax caqliga galaaya maahan geeridu waa xaq ee ha layska celiyo yahuud iyo inta daba socota laa qaalib ila laah لاخالب إلاالله

Ответить
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 - 25.09.2024 04:47

Maxay saas ugu hadlayaan oi isaga dhigaaysan inay ka xu. Yahiin Cassa aygoo cunto siin waayey falastiin xiriirka u jiri waayey isreal

Ответить
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 - 25.09.2024 04:53

Maxay Carabata isaga dhigayAn inay falastiin la jiraan ayagoo hoosta ku wato irsreal isreal mar hore ayeey meel ku xeratay carab iyo maraykan

Ответить
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f - 25.09.2024 05:23

Ilaahow uhiili oo ugargaar dadkan awooda loo sheeganooyo

Ответить
@abdihillow8876
@abdihillow8876 - 25.09.2024 07:36

Profesaxa wuxu doonaya inu uxiliyo is rail.xalagudhilo ee hadhagalamin maquul maaxa.

Ответить
@drhamdawarsame6180
@drhamdawarsame6180 - 25.09.2024 08:09

Allow yuhuud iyo ciddii u gargaarta jabi oo jab ay ku hoobtaan oo ku riiqmaan kusoo dedaji Allow ciodankaaga ku fasax yaa Allah

Ответить
@husseinaden7560
@husseinaden7560 - 25.09.2024 12:42

Profesor ka waa gaal nijaas ah wuxuu ka hadlayo waa caqliga xun ee ku jiro,lkn ilaahay baa ka wayn gaalo oo idil siriqda uu leeyahay xasbunallah baa loo dhigay,inaha allah maraykanka iyo israel ayaa ku dhici doono kuna kashifmi doono ,ala ha jebiyo israel iyo maraykanka iyo reer galbeedka

Ответить
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 - 25.09.2024 16:11

Yaab saraakiisha xisbulaah ma hilib geed saaran baa 🙄🤔

Ответить
@CabdifitaaxMuxiyadiin
@CabdifitaaxMuxiyadiin - 27.09.2024 10:17

Saxmahadalk isbulah hafasaxdo awodod alah baa nalajira

Ответить