Diyaarada Cabsi Cabsida E MadxW Mareykan & Sababta| imaaraat ayaa ku guuleysty Soo dhaweyntii| Xuuth

Diyaarada Cabsi Cabsida E MadxW Mareykan & Sababta| imaaraat ayaa ku guuleysty Soo dhaweyntii| Xuuth

Dulmi Diid

6 дней назад

61,744 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@XamdiAbduwahb
@XamdiAbduwahb - 16.05.2025 00:46

Maladhihi karaa xukuumada imaaraadku waa muslim

Ответить
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin - 16.05.2025 00:51

Xaysiiska & warka xaysiiskaa bdan stopp pls

Ответить
@aanahmed1023
@aanahmed1023 - 16.05.2025 00:53

Ilahay mamoogana reer qaza lkn way imaandoontaa malin ay aargoostaan

Ответить
@AbdulkadirAhmed-y3q
@AbdulkadirAhmed-y3q - 16.05.2025 01:01

Boqortooyada Khawarijtu waa yahuud

Ответить
@CabaasShariif-g2d
@CabaasShariif-g2d - 16.05.2025 01:10

Asc sheq dulmi diid xuutiga ayaa larabey iney duqeyaan sauudiga iyo imaaraadka iyoqadar naagahan lacagta kabadatey oo ninkan Waalan doraam oo lacagta iyo dayaaradaha lasiinaayo waxaa laqaati in walaa lahood falastiun iyo Yemen.iney siiyaan ayaa loo baahnaa waxbixinta ayaa nin gaal ah sidan ugu nacamleynayaan ilaahey waxba kama aha in abaarihii Hore in inlaahey kuceliyo waxba kama ahan

Ответить
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille - 16.05.2025 01:12

SCK dumidiid TV waxay mahadi u sugnaatay awal iyo aakhir alaah subxaanahu wa tacaala intaa ka dib horta carab Dan kama leh reer falastiin culay Kuma hayaan way ka jeesteen carab caruurta iyo hooyooyinka reer falastiin maanta tay sameeyeen carabta khaliijka iyo kuwa taageera wax Laga xumaado oo calool xumo leh koley ilaahay subxaanahu wa tacaalana jawaab ciqaaba oo ku socota carabtan ama dawladaha carbed ee kufaarkii murtadka ahaa danbiilihii caruurtii iyo shacabkii reer falastiin xasuuqay lacagta iyo xoolaha balaayiinta ah siiyay ee taram waxaan alaah ka sugaynaa subxaanahu wa tacaala in uu ku ciqaabo mid daran oo dagdag ah oo jawaab u ah kuraarka ay xoolo siiyeen iyadoo caruurtii gasa baahi u dhamaanayso ilaahow coqaabtooda adaa yaqaanee ku ciqaab oo ha ku dayn ee Mari jawaabteeda ay muteen carabtaas kaalmeeyay kufaarkii taram aamiin yaa rabil caalamiin

Ответить
@BadriSheekhabdi
@BadriSheekhabdi - 16.05.2025 01:16

Scw scw scw scw scw scw scw scw

Ответить
@YasinAli-p3r
@YasinAli-p3r - 16.05.2025 01:21

Wlhy Anaaba marhore saas kufikiray Diyaradaan waa diyarad madaniya oo wax sevti ah lahyn See madax wayne maraykan ah ugu safrikaraa

Ответить
@abdirahimodowa5643
@abdirahimodowa5643 - 16.05.2025 01:22

gariga trump gaza halageyo aan aragne inuu iskadifacikaro ALYASIn

Ответить
@CabaasShariif-g2d
@CabaasShariif-g2d - 16.05.2025 01:22

Qarashkan Eaygan doraam lasiinaayo waa woxii qaza hub ah lugutuurey iyo wixii Yemen lugutuurey ayaa laga qaadey carabta mar labaat ayaa hadana masaakiinta hub kii lugu tuurilahaa yahuuda loogu gadaya Marka carab mareykan madifaacidoono sey yeelaayaan

Ответить
@NimcoSaban-d3k
@NimcoSaban-d3k - 16.05.2025 01:27

Carabine dulaysana waad noo xayaysiinaysaa sida ay tram usoo dhaweeyen iiraan oo iska diiday dulinilada carabta oo kalena waad Ku maadeeysanaysaa

Ответить
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille - 16.05.2025 01:34

rabiyow waanu kuu cabanaynaa cabasho dheer rabiyow waan kuu ergoonaynaa rabiyow adaan kaalmo kaa rabnaa rabiyow waan ooyaynaa adaan kuu ooyaynaa in aad na gargaarto rabiyow qabo cashadeena codsigeena tabashadeen adaan kuu Dan sheeganee rabi waxaan kaa rabnaa in aad nasri naxariis dagdag ah samada UGA Soo dajisaa shacabka reer falastiin ee la xasuuqayo kufaartu baabiinayso arxandarada iyo dulmiga. Kibirka ah loo baabiinaayo rabiyow gargaar rabiyow caawi rabiyow u gurmo oo kuwii islaamka ahaa ayaa ka jeestee ha ka jeesan islaamkii baa reer falastiin nacee ha nicin rabiyow reer falastiin u hiili adaa hiilo cadliya lehee rabiyow ka qaad culayska cidhiidhiga xasuuqa iyo xaqdarada shacabka reer falastiin rabiyow walaahay baan ku dhaartee magacaagaan ku dhaartee. quluubtanada ayaa huraysa waan gilgilanay caqligii iyo maankii baa na ruxmee calool xumaa na hayse waxna ma Tari karnee adaan kuu cabanee oo awood Amar iyo cadli buuxda lehee reer falastiin baan kula hoosgalee gurmadkaagi cadaalada ahaa nagu caawi oo u gurmo shacabka reer gasa ee daalimiinta goobatay rabiyow anagana naga farxin oo aan faraxnee nasrigaaga sii reer falastiin gasa iyo alaqsa rabi na aqbal oo na ajiib aamiin yaa rabilcaalamiin

Ответить
@aanahmed1023
@aanahmed1023 - 16.05.2025 01:38

Ilahay ayaa ceebeyay qabdaradooda

Ответить
@fatimabarre936
@fatimabarre936 - 16.05.2025 01:39

Hadeyba iran tana susho wa shekadii ciraq lagu galey wa markii la bur burin laha balana ma ya qanan

Ответить
@hamdahuseen4679
@hamdahuseen4679 - 16.05.2025 01:46

UAE naago ayey sooqaawiyeen ceeb udhinta

Ответить
@Faadum-y5k
@Faadum-y5k - 16.05.2025 01:48

Aderka dadkas wax ay ogu Bahan yihiin diyarad abni ah ama gashaman malahan wayo ayaga waxey usogaten raaxo iy in ladhaho wax qali ah buwata cadow ay kabaqan hada ama so werarayo malahan Marka side ba kenesa in uu raaco diyarad Bila abni ah

Ответить
@Duxuldagaxo2n
@Duxuldagaxo2n - 16.05.2025 02:14

Madaxweynaha soomaaliya diyaarad noocee ah ayuu leeyahay ama raacaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@AnbiyoKusow
@AnbiyoKusow - 16.05.2025 02:42

Allow reer qaza ugargaar😢😢😢 Yarabi Yaa arxamraaximiin yaa allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢

Ответить
@AbdiadamAbdiadam-l6p
@AbdiadamAbdiadam-l6p - 16.05.2025 03:07

Ilahy ugargar Muslim ☪️ ishalah ☪️ ishalah ☪️ ishalah ☪️ ishalah ☪️ ishalah ☪️ ishalah ☪️ ishalah ☪️ ishalah

Ответить
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 - 16.05.2025 04:06

Allah is great.

Ответить
@adammohamed5339
@adammohamed5339 - 16.05.2025 05:07

اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

Ответить
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n - 16.05.2025 05:12

Ilaahow kafuji bahalka cunaayo Rabiyow Reer Gaza iyo Reer Falastiin oo dhan 😊😊😊😊😢😢😢😢😢😢😢😢😢

Ответить
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 - 16.05.2025 05:23

Taliya wu iska hadlay iran, weligod ka tanuzimayaan naftooda ku xidhan

Ответить
@mahadsayidisack844
@mahadsayidisack844 - 16.05.2025 06:06

Maxay masaajida uladabakaceyn
Kuwan waa munaafuqiin cadeystey😭😭
Islaam umamaqno😭😭😭😭😭

Ответить
@felisabdi3794
@felisabdi3794 - 16.05.2025 06:11

Xasbunallaah Wanicmal wakiil, Illaahey ha I gargaaro shacabkan Allaahna haligo cadowga gumaadaya shacabkaas mskinta ah

Ответить
@caliqarshe4170
@caliqarshe4170 - 16.05.2025 06:25

Waxad kahalayso nacfi kumajirto eshaqakale qabso

Ответить
@caliqarshe4170
@caliqarshe4170 - 16.05.2025 06:28

Waxba kamajiran waxa d shegeyso benti kufarta aya kadhadhacday e nagada

Ответить
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv - 16.05.2025 07:28

Wcs

Ответить
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada - 16.05.2025 07:31

illahoow Reer Gaza ugar gaar Yaa Rabi Yahuuda Jabi oo Rucbi iyo Ar ga gax ku Rid Allow

Ответить
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. - 16.05.2025 07:41

Sheikh turkigu wuu haystaa f-16 keliya wuxuu u ordayaa i.n uu heli doona f-35 turkigu waa dalka ugu awooda badan caalamka islamka ☪️🔥

Ответить
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h - 16.05.2025 07:47

Carabu way sixranyihiin waa doqomo bilaa dhiig

Ответить
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h - 16.05.2025 07:51

Waa markii lugu duuli lahaa

Ответить
@Naciimo433
@Naciimo433 - 16.05.2025 08:19

Ilahayow muslinka awood sii

Ответить
@IdoSiciidabdala
@IdoSiciidabdala - 16.05.2025 08:32

Sxb dulmi diid wxaan qarshe israiil ka dmayso awal waxaa lagu mashquuliyay warbaahinta lagu jeediayay dagaalkii pakistan india goortii nuclear waray wala joojiyay hada waxaa lagu jeediyay warbaahintii safarka trump safarka trump Markuu dhamaadana waxaa warbaahinta lagu jeedin wahadalka ruushka iyo ukraine ee turkiga ka socda kaasna markuu Dhamaato maxaa lagu xejin oo warbaahinta lagu jeedin

Ответить
@xamdacabdi3775
@xamdacabdi3775 - 16.05.2025 08:35

اللهم انصر اخواننا المسلمين المستضعفين يا رب

Ответить
@mahameali8519
@mahameali8519 - 16.05.2025 09:33

Maxaysiisbaad weeye warkaaga war maad sheegin

Ответить
@LiyaYuusuf
@LiyaYuusuf - 16.05.2025 09:49

Siikasta ad xayeysin nogu so kor dhiiso wan is dhafiineyna marnaba dawan meyno dhageysan meyno

Ответить
@sahroosman2092
@sahroosman2092 - 16.05.2025 11:10

Walaahi islaamki. Ayaan daraa ku dhacay lacagtoodii. Waxaa ku bashalayo munafaq iyo gaalo ayaa ku badhalayo

Ответить
@AbuuCumar-x6w
@AbuuCumar-x6w - 16.05.2025 11:35

Mareekan waa minaafaq

Ответить
@Purecalm12
@Purecalm12 - 16.05.2025 11:52

Turkey wants F-35 not F-16.

Ответить
@AliMohamed-li5iw
@AliMohamed-li5iw - 16.05.2025 12:12

Shiikh sidaadii hore ma tihid

Ответить
@Abdinoor51
@Abdinoor51 - 16.05.2025 12:58

Ninka hubkiisa lagu xasuuqayo shacabka masaakiinta ah ee falastiin ayey hadyado iyo lacag gudoon siinayaan xaqiiq carab maaha wax jira waa dad dhinty oo aan wax dadnimo iyo dhiig ah aan lahayn😒😒😒😒😒😒😒

Ответить
@daudnuh7783
@daudnuh7783 - 16.05.2025 13:24

Turkiga F16 way haystaan tan ay rabaan waa F35

Ответить
@ayubabdi7
@ayubabdi7 - 16.05.2025 15:11

Xasan sheekh Maxamuud,hogaamiyaha ummadda soomaaliyeed, ma hogaamin karro umad; maxaa yeelay waa nin beenloow ah,afkiisa iyo ficilkiisa isma yaqaaniin(maaweelo) oo markuu hadlaayo haddal macaan wuu yaqaanaa, oo waay iskhilaafsanyihiin ficilkiisa,aragtadiisa. iyo waddannimiisa.
Waxaad fiirisaa oo aad dhagaysataa hadaladiisa iyo dhaqankiisii hore,( Qof walba geedka uu abuurta , ayuu mirrahiisa gurtaa!!.)
Midda kale,waa nin siyaasad aan garaneyn iyo dowlidnimo oo dhaqaalo doon ah iyo iskudir ummadda Soomaaliyeed .
Midda kale,aniga iyo dadka ila midka ah waxaan qabnaa,in dhibaatada Soomaaliya ka jirta iyo dowlad la'aanta aay sabab u yihiin 'Siyaasiyiinta !!' sedex (3) Jifooyin oo Soomaalidda Jifooyinkooda ka mid ah:1 Majeerteen(Maxamuud Saleebaan),2 Hiraab(Habar-Gidir iyo Abgaal) iyo 3- Isaaq(Habar-Awal ama Subeer Awal),inkastoo aay jiraan dad fiican oo Soomaalinimadda iyo waddanimada aay ku wayntahay.
Qof walba waxaa kadanbeeya labo metir oo mustaqbiilkiisa ah-Qabri-ee ha la wanaagisto mustaqbalka.
Muuse Biixi, EX-hogaamiyaha gobaladda Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya, iyo Ismaaciil Cumar Geele,hogaamiyaha dowladda Jabuuti, Ciil Walaal iyo hogaamiyaha Jubbaland,Axmed Maxamed Islaam,(Axmed Madoobe)-Kansarka ummadda Soomaaliyeed- iyo Saciid C/laahi Denni,hogaamiyaha Putland,midnimadda iyo wadasocodka somaalidda waay ku ciyaareen;illaahay mustaqboolka khiyaamo haku ciyaaro. Dowlidnimmo iyo kaladanbeyn marabaan, iyaga iyo wixii la mid ah (IWM)
Illaahayow, naga qabbo kuwaase IWM,towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni,oo tus ummadda horumarkeeda iyo wanaageeda; haddii kale naga qabo iyaga IWM.
Illaahayoow,naga badbaadi kuwa 'siyaasiyiinta iyo madax-dhaqameedyadda ka fuufeysta 'Siyaasadda',oo ummadda Soomaaliyeed iskugu dirra (jilib-jilib)(iwm,) iyagoo fiirinaaya dantooda gaar ah.
Illaahayow, ugargaar dadka laga gardaranyahay ee doonaya midnimadda soomaaliyeed ee ku dhaqan gobaladda Waqooyiga iyo gobaladda la midka ah.
Munaafiqiinta -kuwa islaamka ka beensheegaya (Alshabaab,IWM) iyo gaalladda - kuwa doonaya in aay ummudda soomaaaliyeed in aay dhibka ku jirto - illaahow naga qabo.illaahayow, soomaaliya ka qabbo.
Illaahayow,ummadda Soomaaliyeed qalbigooda isku jiid-jiid,oo walaaley.Dowlinimo wanaagsan, Allaha-Raxmaan ha nasiiyo,Aamiin,Aamiin. Aamiin.

Ответить
@calankaqaranka
@calankaqaranka - 16.05.2025 15:22

Already nuke waa haystaaaan lol 😂😂😂

Ответить
@AbkowJini
@AbkowJini - 16.05.2025 17:25

Walal sidee dad muslimiin sheganayo ay ugu ogalaaden qofgaal ah in uu masjidka soogalo intii masjidka u ogalatay inuu galo iyo kan gaalka lacnadii Alle hakudhacdo insha allah

Ответить
@NasriTransportation
@NasriTransportation - 16.05.2025 19:27

Tooo much xayeeeysiiin

Ответить
@Sna-ghyt
@Sna-ghyt - 17.05.2025 04:24

400Milyan oo dollar hadii syria , Yaman, ama falastiin ee ugu deeqi lahaayeen ajir ayee ka heli lahaayeen iyo sumcad

Ответить
@Balidhaye
@Balidhaye - 17.05.2025 08:06

Diyaaradaas qadar gift ahaan u siisay aready maraykanba ay joogta magaalo San Antonio La Yidhaahdo oo Texas ku Taala la keenay qolooyin Boeing Ka Socda iyo kuwo kale ba hawshii la Wareegay iminka Wax kasto air force one Leedahayba lo sameenaya soon odaygii Trump carabtii waa so baaday

Ответить