Xog Cirro oo qaaday Talaabo Somlilnd halis? Wadadii Muuse Biixi miyuu la leexday? Sirdoonka Huwanta?

Xog Cirro oo qaaday Talaabo Somlilnd halis? Wadadii Muuse Biixi miyuu la leexday? Sirdoonka Huwanta?

XOGOGAAL

4 дня назад

33,674 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@MawiiidCumar
@MawiiidCumar - 11.01.2025 21:11

Wain uu kudagdagin gobalka sol korna uhayo ila mudo 2 sano

Ответить
@halimadirie5301
@halimadirie5301 - 11.01.2025 21:14

Dowlado maaha waxani way ina waalayaa iyaga iyo kuwa inagu soo duulay waa cadaab illaahay ummada ha ka qabto

Ответить
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d - 11.01.2025 21:23

Ciro wuu saxan yahay

Ответить
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d - 11.01.2025 21:25

Kii ina Galaal badhisabna ma wayey kkkkkkkk iyo Muniir 😂😂

Ответить
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 - 11.01.2025 21:34

Cirro waaa bakhti aan ku qasaaray.

Naftiisa ayuu been u sheegayaa kkkkk

Ответить
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw - 11.01.2025 21:36

Nin degankisa tagi kareen inu masuulnimo lo magacabo ma habona tasu waa KHALAD beeri hantida dawladda la baxsan amba sirta dawladda ayu xoosahan ugu gudbin kara dadkisa kaso horjeda dawladda
waxan leyahay Cabdiraxman Ciro waxa halis ee ka digsonow

Ответить
@AxmednuurIsmail
@AxmednuurIsmail - 11.01.2025 21:40

Muse miyad ku walatay wariye ismod yuhuw

Ответить
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 - 11.01.2025 21:40

Haddii uu ka tagona wax kale ayaad sheegi lahayd, waanu ku saxanyahay Madaxweynuhu...falanqayntaadu waa mid laab la kac iyo caadifad ku dhisan!!

Ответить
@deqowarsame1354
@deqowarsame1354 - 11.01.2025 22:00

Buuhoodle iyo soolba sow qaybo kamida ma tegi karo badhasaabku maxaa kaa khaldan

Ответить
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 - 11.01.2025 22:01

Waa Si Hantida Qaranka Lola Goosto Hadhowna La Inagu Soo Weero

Ответить
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df - 11.01.2025 22:12

Inangumeed jidka muuse muxuu ahaa beenaalatahay

Ответить
@Abdifah
@Abdifah - 11.01.2025 22:21

Maxaaad noogu diidaysaa lacagtaas layska qaadanayo waanu iska cunaynaa wadankayagiina iidoor waanu kasoo caydhinay oo Maamul Shicibku raali kayahay oo Khaatumo State layidhaahdo ayaa ka talinayee😂

Ответить
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 - 11.01.2025 22:29

Xadka Somaliland waa Yoocada waana la gaadhayaa.

Ответить
@CamuudAwed
@CamuudAwed - 11.01.2025 22:29

Tani waa talaabo sax ah Oo Uu Asiibay Madaxwey nuhu hadaanay Somaliland iyo Madaxwryne Cirro Cid u magacaabin Magaalooyinkaa ka tirsan kuna jira xuduudaha sharci Ee ay Jamhuuriyadda Somaliland leedahay sow hadaanu u magacaabin madaxwey nuhu godoomiya yaal gobol iyo degmooyin Soomalia u magacaaban mayso
Taa waanu ku taageer sanahay Madaxeeynaha waayo Dhamaan Gobolada iyo degmooyinka Uu u magacaabay Badhasaab yada iyo Badhsaab ku xigeenada Soomalia u magacaaban mayso waa sax talaaba daasi

Ответить
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 - 11.01.2025 22:30

Laascaanood iyo Badhan waa la gaadhayaa. Balantu waa Garoowe

Ответить
@MaryamMaxamud-bv4rt
@MaryamMaxamud-bv4rt - 11.01.2025 22:44

😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wa idiin cagli xumo

Ответить
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar - 11.01.2025 22:50

basaasiin uunbuu magcaabay

Ответить
@maxamuudawmaxamed7075
@maxamuudawmaxamed7075 - 11.01.2025 22:52

Alaylee.muuse.lagaraysay.ciro.waageesi.waar.waxanoo.dhami.waa.diblimaasinimada.ciro..ilaahoow.ciro.miriga.iyo.caafimaadka.u.dheeree

Ответить
@hashim4226
@hashim4226 - 11.01.2025 23:01

Waxaan filayaa ujeedadu magacaabista Barisaabyada Buhoodle Lascaanood Badhan iyo Taleex inay tahay in La Ogaysiiyo Somaliya iyo dadyowga
ku nool Goboladaa iyo Beesha Caalamka inay Goboladaasi YIHIIN XUBIN KA GOIN KARIN SOMALILAND.

Ответить
@abduge1237
@abduge1237 - 11.01.2025 23:11

Cabdiraxmaan ciro talaabadiiso waa nacasnimo. 500 oo nin baa laga hayaa markaasuu magacaabaya barasaab. Marka hore Wadahadal la gal khaatumo state oo raga soo daa ka dib markaas magacaw barasaab. Barasaabka aad magacawdaa halkuu ka shaqenaya rag baa dalka haysta. Isaaq aan runta isku sheegno oo aan dhabta waajahno markaas baanu helaynaa xalka iyo waxaan rabno.

Ответить
@historynerd7549
@historynerd7549 - 12.01.2025 01:36

Move forward s/land❤

Ответить
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d - 12.01.2025 01:48

Mushahaarka ha ka qaateen kkkkk
Hargeysana ha ku qayileen.
Kuwa xamar jooga ee isaaq ayay la mid yihiin.

Ответить
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 - 12.01.2025 01:49

Dagaal haluqaado maxa losasabaya cagta halamariyo

Ответить
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 - 12.01.2025 02:10

Idoor 33 years fake dream 🛌 Muhiimadu Waa in hargeysa tahay tuulo Somalia 🇸🇴 ka mid ah.

Ответить
@SakariyeKhadar-n3c
@SakariyeKhadar-n3c - 12.01.2025 02:32

😢😅ASDFGHJKL NAMASTE NAMASTE to do that 😆 namaste I am not in my friend request to

Ответить
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 - 12.01.2025 02:42

Sidaad codkaaga u weynayso ee aad xabeebta isugu yeesho qaranimada Somlalilana u weynee.
Bal eega sida cadowga Somaliland warbaahintoodu u hadasho.
Nin timo qurxinta haawiye kaga dayday!!!¡!!!!!!!!!!!!!!!!¡

Ответить
@ubahguled96
@ubahguled96 - 12.01.2025 02:47

IDOORKA WLAANA

Ответить
@ubahguled96
@ubahguled96 - 12.01.2025 02:47

IDOORKA WALAANA MAXA IDIINKA GALAAYA DEGAMO IY9 WQXAAY YIHIIN

Ответить
@AlxasanMaxamed-f1b
@AlxasanMaxamed-f1b - 12.01.2025 06:33

💚🤍❤️🫶🫡👍

Ответить
@jaamacnuur3835
@jaamacnuur3835 - 12.01.2025 06:59

Wariyaha waxaan waydiiayaa sool soomaaliland miyay fasaxday oo ay ka goday somalilan.

Ответить
@jaamacnuur3835
@jaamacnuur3835 - 12.01.2025 07:03

Sool aniga ayaaqaba hashii awrkeeda diidaana way abaaha seegtaa.

Ответить
@Kbrallh
@Kbrallh - 12.01.2025 07:28

Waar ragan sirdoonka erya hartina dagaal halala galo iyaga iyo daaroodba

Ответить
@abdilahiahmed84
@abdilahiahmed84 - 12.01.2025 23:12

Guul guul somaliland lobiiqi mayo

Ответить