Комментарии:
SNM ayaa QASKA OO DHAN KA DHANBEEYEY? 2024 KAN AN JOOGNO QASKA XAMAR WAXA KA WADA SNM? Kuwa mathala?
ОтветитьHa S.Barre wa masu'lka ugu wayn duminti dalka
ОтветитьWaxeey geesteen baa ale kagudayaa aaqirana ale baa garan
Ответить❤❤🎉❤🎉🎉🎉cajib cajib
ОтветитьShamhad maxamed siyaad waa curadii adeerkay alaha u naxariisto.
ОтветитьDhulka qofkii lahaa waa in loo baneeyo maxaa kujaban
ОтветитьHa sheegin magaceyga 93dii in lala dagaalo Amerikanka oo 24 bakistaan ah la dilo waxay ahayd did udhacloo geystey qarandhiskii soomali ooaduunka usoo gurmaday
ОтветитьUrurkii Soomaali Ceybeys (USC) baa Dalkii burburshay. Shukran.
ОтветитьHaa Siyaad bare ayaa masuul ka ahaa sababtoo ah khaayinulwadan buu ahaa wuxu inqilaabay madaxwayne ladoortay kadib wuxu kadhigtay boqortooyo wiilkiisa ayuu rabay inuu ku wareejiyo
ОтветитьMaashaa Allaah aqoonyahan zayid Cabdiraxmaan Aad baan ugu baahanayn qof aqoon leh taariikhda iyo xaaladda runta ah. Ee ka jirta meeshaan. Xamar uubatadii soo gashay 1991 dii iyo halaaggii ka dhacay
ОтветитьArinkaanwaxaa weeye ilaaheey waxa uu yiri waqul jaa Al xaqu wasagaqalbaadil inal baadila kaana sahuuqa unukaa leh guri islaameed xaqii baa feeraha ka dilaacay waxaan sugnaaba waa dadkii guryahoodii kaga wada qaatay in dib lògu celiyo dadkii shalay soo orday guri islaameed qaatay maanteey haysataa walaahi waxaan arkay famil dhan oo ku faanayo 9 ciyaal guri aan taabsanay baan ku dhalay maantane anagaa leh warqada,gurigaanu u gaysanay huriguna waa dabaq kor iyo hoos ah reerkii London beey yimaadeen waxaa ku dhacay lama arag lama maqal oo oodaheedii wadato wiil iyo gabar waa waasheen sharcigii wadankaas dhan waa ka dhumay wiil xabsi buu ka galay reer kii waxay galeen dhib meeshii ugu darneeyd oo ilaahoow maxaan galabsanay ah oo nalaga jarayaa hadaan aduunka lagaaga jarin aaqiraa lagaa jarayaa nin waxaa jiray cayr ahaa hooyadeeyda iyo familkeeyga qaar oo xajkii aadeen buu la socday inuu xaramka galo waa loo diiday markastoo isku dayo waa la soo tuuri xag ale dadkii la socday weey galayaan3 maalin buu isku dayay waa u suurtoobi weyday waa la weeydiiyay wuxuu yiri tolkeeygaa I yiraahdeen hadaad xajka aado dilka iyo dambiyo badan waa lagaa dhaafi ilaaheeyne isagaa inoo sheegay dambigaad iga gasho waan kaa cafin ama waan kugu ciqaabi laakiin qof dambigii aad ka gasho isaga uun baa kaa saamixi karo aabe iyo 4tiisa wiil buu gurigooda ku dilay kuna aasay gurigiine waa dagay habeenki qeylo ma seexan karaan naalinkii waa caadi marka wadaadkii guruubkaa waday waa u nasteexeeyay dadkii guriga lahaa raadi magtii bixi gurigoodane u celi markaas waad xajin kartaa laakiin dhiiga lagaama cafinin reerkan waxaa ku dhacay wixii ay gacmahooda ku shaqeesteen oo ilaaheey aduunka kaga jaray
ОтветитьKeligii taliye m siyad barre waa la diidey keligood wada taliyeyaal ayaa wadankii u gacan galay dilaaliin dad iyo dalba iibinaya ayaa qabsaday.
Maxamed siyad wuu ogaa inuu dad waalan madaxweyne u yahay haduu ka tagana ay saan noqonayso.
Maxamed siyad lacag kama samaysan kursigii guryo kama dhisan .
Adan madoobe ka hadal is isaga xitaa dhul boob
ОтветитьHawiye fursadaha soo maray
1991kii USC
2000KII dawladii carta
2006kii maxkamadihii
Intaas oo fursadood iyagaa iska diidey oo ka doortay fawdo iyo xalaalaysi degaano ayna lahayn sida sh hoose,xamar ilaa jilib oo ay degaamaystaan ilaa hadda
Waxa qabiilka ubadeley cumar carti qaalib
ОтветитьMeshan wax is dhama ma leh hawiye wa run way burburiyen casimada dadna way xasuqen lakin jamhad waxa bilabay darod mar 2ad hadana xamer casimad u ogoladay
ОтветитьAsc Masha Alaha wlkn abdulahi xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo guris aya saf dheer lagu jira in la kulmo wa la so hobday wlkn mar dhawo waxad maqlidontan xasan gorgurde familykisa marxun xamza damajid galikod mel cidla tagan wad maqlidontan wey so dhowdahay wlkn hadalkas iga qor dowladis bahalodey fashil tay dhinac kasta wu ku fashil may boobka dhulka hantida umada somaliyad qaburihi meydki qabilada hubka maqriga xashish jaadka sharci darada xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid.
ОтветитьAar macalina waxa soo dhigtay masawirki 2 badii DOOFAAR 🐖🐗🐖🐗 Waar waa Dadcun maxey ka Yaqaanan Dowlad Tuugodi ugu Horeeyay waa saga la Toogtay GABEERE 🤮🤮🤮 Waxaan Wadanka ha laga QABTO
ОтветитьGacanta 3aad waxaa uu ahaa snm dagaalkaas waxuu ahaa mid ay ku xasuuqen. Sheekadii waxaa bedeley oodagaAlka caydiid iyo calimahdi labadiiba waxaa dilijirey snm. Iidoor ciidamo qarsoon ayaa joogey nin iyo naag ba waxay dili jireen darood iyo hawiye waxaa aburey isaaq iidoor iyo geele
ОтветитьCeydiid wuu dhintey balse nin hogaamiyo cilmi kufilan maheysan duurjoog dagaal iyodiirato watey
ОтветитьDad dillaa ayuu kusoogurey magaaladii markaasey dil diirato noqdeen illaahada diiratadii buu kamid ahaa xassan xassan dhiigbadan buugaley
ОтветитьAabe Jaalle Siyaad miyaa ka danbeeyay burburka dalka? Haa iyo Maya. Maxaa yeelay waxaa jira 3Aabe Siyaad Aabe siyaadkii afgambiga ka hor. Aabe Siyaadkii Aabe Siyaadkii afgabiga illaa iyo shilkii baabuur. Iyo Aabe syaadkii shilka ka dib illaa 1991. Marka dadka Muir iyo maanka leh waa in at odorosaan 3dexda Aabe siyaad si aan wax uga barano.
ОтветитьSiyaad dalkoo dhisan buu ka tagey aaway hee ciddii maamul iyo maskax keeni lahayd ......xataa qabiiladii dagaalka bilaabay dhexdooda daacad isuma ahayn,yacnii damac dad kooban ayaa soomaaliya burburiyey
ОтветитьDagaalkii maraykanka diyaaradaha lagaga soo riday wuxuu ahaa dagaal caydiid ay ku ilaalinayeen habargidir...hadhoowna caydiid wiil uu abti u yahay ayaa khaarajiyey isagoo surwaal dabagaab ah u xiran dagaal in uu galo
ОтветитьBaarawoo
ОтветитьMaSha'Allaah Aqonyahan Somaliyed Taariikh sax ah ayu inoga shekeeyay MrSayidAbdurahman.. Mahadsanid AdanEngriis. Waa barnamij aad u xiise qiime badan Mahadsanidiin.
Ответить1991 march baan xamar ka baxnay waxaa nagu soo garaacay nin aan jiiraan ahayn adeerkiis oo rabay in ay gurigayaga bililqaystaan hooyaday oo maalmo ka dib gurigayaga ku noqtay waxay nagu tiri waxay tagtay gurigii oo la rartay waxay tiri musqusha meesha qubayska ayay furaash dhigteen iyagoo moodaaya sariir camal.....
ОтветитьAabihiii Kacaanka Midnimada iyo Kor Ukaca Kobaca dhaqaale iyo AQooneed MW Mohamed Siyaad Bare AUN Yaa Rabi Alle Ha U Raxmado 😂😂😂
Wllahi somali Waa Agoonowdey sory sory sory Allihii Lahaa ayaa Qaatey MW Siyaad AUN
Alle Qalbiga iyo Qaranka markale Ha nooo soo Celiyo Yaa Rabi😂
Ilaa qiyamaha waxay somali ku xiiqday reer hebel reer hebel reer hebel
Ma arkaysid iyagoo dhahayo sidee wadanka u dhisanaa oo dadka isugu soo dhoweynaa wah wixii dhacay dhacee mxa hada inoo dana
Abdirahhman is legend
ОтветитьGuriga aadan madoobe heestan
Halagaqaado beydhabo lafta garen ilaahay hakuugu duwo
Mahdi ali iyo cumar carte qaalib waxey qeyb ka yixiin burburka somalia. Illahay wa weydiin. Masuliyadodi ayey dayaceen.
ОтветитьNacaladi kugu dhacday waa eelagii 2 oo qaniis noqda waar hadiiba aad go.aan ku gaadhay inaad cid kale guska udhuuqdo oo adaa uniikiso maad madaxa nafuuran iyo shariif sakiin u dhuuqdid guska saliid buu sita daarood fiican mj gus macana nadiifo nacaladi kugu dhacday
ОтветитьDuminta dalka waxaa kamasuul ahaa ilaaiyo hadana aykadagi la dahay mooryaantii taalooyinkii maartii fiilooyinkii kotontada wasaaradihii oo wax walba dhaxyaalay dhacay jiingadihii fiiqaday meelkasta oo ay dowladii kusaqaynaysay anyax camal kudagay diirtay meel ay kuxirnaayeen oo ay kasoo fakadeen aan la aqoonin ilaayo hada hantidii dadwaynaha heesta baahida haysa darteed qabuurihiina soo fagay aan dhargeen damiirlaawayaal ah kooda wax bartay iyo kan jaahilka ah iskumid ah ayaa dalkaan dumiyay
ОтветитьWaarun waxaad milki,uledihiin yesha habar giderey cidna idinkuqabsanmeyso wb tawfiiq.
ОтветитьWaxaas waa beentood aniga waxaan xuduud ka dhigi lahaa X kontorol maadaama ay weli madaxjab ka qabaan BUULAEELAAY
ОтветитьH.G wey ka zuulaayaan sidaan dadkii horey aan ka maqaley . Waayo dhibaatada wadankaan ku habsatey badankood ayagaa usabab ah aadanoow cuquubaa ku dhacdey. Waxaa nala dhihi jirey xataa caruurtooda oo xooga ku dhaleen duurkey kula carari doonaan. Kuwaas naloo sheegey HG ayey iila muuqdaan.
Wallaahu Aclam
Wadankana waxaa ka adeegan doona Masaari sidaasaa maqli jirney . Lkn dhabta Allaah uunbaa yaqaan
Wallaahu Aclam
SidAA WEEYE UNAKALEH WANKADALNAY HAWIYOW😢
ОтветитьISAAQ BAA NIMANKAAN HALAAGAY OO KU TALA GALAY INAY SOOMAALI DUMIYASN, KADIBNA AYAGU DALGOONIYA NOQDAAN✅✅✅✅
ОтветитьSoomaali xaqiiqda ha isugu imaato si ey wax noogu toosaan
ОтветитьSoomaaliyo xaqaaiq bey ubaahantahay
ОтветитьAniga Waxaan goob joog U ahaa 1991 markii ey dhacdey dowladii somaliyeed dadkii Ku soo guureey MUQDISHO ayaa guryihii dowlada iyo dhulkii dadweynaha guryahoodiba boobeey OÖ degey waxeyna Iska dhaadhiciyeen in eey dalka sidaas ula waregeen OÖ San dib loogu soo noqoneeyn tasaa keentey in ey isasiiyaan
ОтветитьAniguba Ma siiyeen dhulkaas umana ogolaadeen waayo seey Ku keensatey ma garankaro Waana tolkeey Reer maxamed Siyaad
ОтветитьAllxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Hg. Baadilkooda. Wa. Dhamaaday. Insha. Allah. Kariim. Waa. Siduu. U. Dhamaaday. Hg. Baadilkooda. Dibdanbanah. Uma. So laban doonaan. Waana. Siduu. U. Dhamaaday. Baadilkooda.
ОтветитьHawiye is the problem
Ответить😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ответить❤
Ответить